Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Xaafadda Islii ee Magaalada Nayroobi oo uu raaf adag ka socdo


17 06 2010
Xaafadda Islii Magaalada Nayroobi ee caasimadda Waddanka Kenya ayaa waxaa ka socda Raaf adag oo lagu raafayo Soomaalida halkaas ku dhaqan.
 
Waxaa la xir xirey Dukaamo badan oo ka ganacsanayeen Soomaalida halkaas ku dhaqan, waxaa sidoo kale la raafey Soomaali badan oo halkaas ku dhaqnayd, oo u joogey halkaas Qaxootinimo.
 
Ilaa iyo imminka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ay Ciidamda Policeka waddanka Kenya ay raafayaan Soomaalida, iyagoo ku guraya gaari shabaqle ah.
 
Lama garanayo dadka meesha ay geeyaan iyo tirada ay ilaa iyo imminka qabteen, waxaase loo malaynayaa in ay xabsiyo ka buuxiyeen.
 
Arrintaan ayaa timid ka dib markii ay Khawaarijtu qarxisay Magaalada Kampalla ee Caasimadda Waddanka Ugandha, taasoo Soomaalidii ku noolayd Keyna iyo Ugandha u keentey mashaakil badan.
 
Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan labada waddan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ay ciriiri galeen lana ugaarsanayo, mana jirto dawlad Soomaaliyeed oo arrintaas wax ka qabanaysa.
 
Magaalada Nayroobi Soomaalida ku nool ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ay Masaajidda ka habaarayeen Khawaarijta Al-shabaab, oo waddankiina dhibaato dadka ku haysa, dibaddiina uga dabatimid.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Islii, Nayroobi, Kenya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe