Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Shir ay isugu yimaadeen Wahaabiyo badan Magaalada London oo uu Guddoominayey C/laahi Garoon oo Fashil iyo is faham waa ku dhammaaday


18 06 2010
Baryahaan ayaa waxaa ka socay Magaalada London ee Carriga Ingiriiska Shir ay isugu yimaadeen Wahaabiyo aad u fara badan oo huwan Shaati Qabiil ayaa wuxuu shalay ku soo gaba-gabooyey Fashil iyo is faham waa.
 
Shirkaan ayaa wuxuu daba socday shirar hore oo la isku fahmi waayey oo ay abaabulayeen kooxo Wahaabiyo ah oo dano kale wata laakiin Shaati Qabiil huwan.
 
Shirarkii hore ayaa waxaa looga hadlayey sidii loo bur burin lahaa Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca ee Goballa dhexe, looga yagleeli lahaa Maamulka Khawaarijta Al-shabaab iyo Xizbul Shaydaan.
 
Shirkaas ayaa la soo sheegayaa in la isku afgaran waayey ka dib markii ay ka bexeen rag badan oo arrinta gadaal ka fahmay.
 
Waxaa sidoo kale dhacay Mucaarado badan oo looga soo horjeedo shirkaas, taasoo keentay in ay Wahaabiyagu lacago badan ku bixiyaan sidii ay dadka u soo kala jiidan lahaayeen.
 
Shirkaan shalay soo gaba gabooyey oo uu guddoominayey C/llaahi Garoon ayaa waxaa looga dan lahaa in ay dad badan oo ka booday la heshiiyaan oo ku soo daraan hawlaha gurracan ee ay wadaan, laakiin waxaa nasiib wanaaga haddana in shirkaas la isku fahmi waayey.
 
Wixii Shar iyo qalalaaso Islaamka iyo ummadda kuwada natiijo fiican ma gaaraan, Wahaabiyadii oo bixisay lacag dhan afar milyan oo dollar ayaa ilaa iyo imminka la’ wax dad kale ah oo la wada hawshooda iyo cid barnaamijkooda fuliya.
 
Shirkaan fashilka ku dhammaaday ayaa wuxuu tusinayaa in ay gebi ahaamba meesha ka baxday hawshii ay Khawaarijtu wadday.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
London, Uk,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe