Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Labo wiil oo Khawaarijta Al-shabaab ka mid ah oo abbahood soo xirey, maxay tahay sababtu?


20 06 2010
Sida ay ku soo warramayaan dad goob joogaal ah, waxay shalay Khawaarijta Al-shabaab u taxaabeen xabsiga Magaalada Jowhar ee Gobalka Shabeellada Hoose Odey waayeel ah.
 
Odeygaan ayaa da’ahaan lagu qiyaasay ku dhawaad 80sano, waxaana shalay lagu tuurey Xabsi ku yaallada Magaalada Jowhar ee magaalo madaxda Gobalka Shabeellada Hoose.
 
Odeygaan ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ay soo xireen labo wiil oo uu dhalay oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-shabaab, oo keeney xabsiga isagoo odeygu garba duub u xirnaa.
 
Sababta ka dambeysay xabsiga odeygaan ayaa la soo sheegayaa in ay wada murmeen isaga iyo labadiisa wiil ee Khawaarijta ah, kuna murmeen arrimo caqiidada dhankeeda ah.
 
Odeyga ayaa aamisanaa Caqiidada Ashcariya, halka labada Wiil ka aamisanaayee Caqiidada Wahaabiyada, waxayna ku murmeen Xuska Mawliidka, Al-israa Wal-micraaj iyo Siyaaratul Qabuur.
 
Cabbaar markii ay murmayeen ayey isla markiiba odeygii ku boobeen xarig, waxayna u soo qaadeen dhanka Xabsiga Magaalada Jowhar, iyagoo odeyga ku soo eedeeyey in uu yahay Qufaadle gaal ah.
 
Odeyga ayaa waxay Khawaarijtu ku xukuntey muddo 4bilood ah, waxaa kaloo lagu xukumay haddii uusan caqiidadaas ka laaban muddadaas afarta bilood ah in karbaash iyo xabsi muddo dheer la isugu dari doono.
 
Arrintaan foosha xun ayaa la yaabey Shacabka Magaalada Jowhar, waxayna ku tilmaameen labadaas wiil in aysan Diin islaam waxba ka aqoone la soo barey waarid-caasinimo, waxay kaloo ku tilmaameen Khawaarijtu waxa ay ku dhaqmayso diin ka bax aan loo adkeysan Karin, shacabkana galinaysa diyaar garow dagaal.
 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Jowhar, Shabeellada Hoose, Soomaaliya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe