Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

gedoonline

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Unka oo soo saarey war bixin qoraal ah oo ay kaga hadlayaan in kooda Shariif iyo Khawaarijtuba dagaallada u isticmaalaan carruur yar yar


21 06 2010
Hay’adda UNICEF ee u qaabilsan Carruurta Hay’adda Weyn ee Qaramada midoobey ayaa soo saartey war bixin ay kaga hadlayso Carruurta Soomaaliya.
 
Hay’adda ayaa baaritaan dheer oo ay samaysay ku soo ogaatey in kooxaha Khawaarijta Al-shabaab, Xizbul Shaydaan, Kooxda Wahaabiyada Shariif Shaydaan ay dhammaan dagaallada u isticmaalaan Dagaallada.
 
Hay’adda oo nuqul ka mid ah qoraalkaas soo gaarsiiyey xafiiska War-baahinta Mustaqiim ee magaalad Nayroobi ayaa sheegey in carruur da’doodu ka yar tahay 18jir loo isticmaalo dagaallada ka socda koofurta Soomaaliya.
 
Carruurtaan ayey hay’addu sheegtey in ay intooda badan dhigan jireen Qur’aanka iyo weliba iskuullada, waxayna iskugu jiraan carruur mabda’ laga soo dhaadhiciyo iyo kuwo la soo qafaashaba.
 
Hay’adda ayaa sheegtey in ay war-bixintaan ay u gudbin doonaan xog haya guud ee Qaramada midoobey Banki-moon.
 
Horey ayey Qaramada midoobey ay arrinta carruurta Soomaaliyeed ee la ciidameeyo uga hadashay, laakiin waxaa taas aqbalay Shariif Shaydaan kooxdiisa oo sheegtey in ay arrintaas dib u eegayaan.


 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim
Nayroobi, Kenya,
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe