Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Hey’adaha samafalka oo ku sii qulqulaya Gobolada dhexe ee ay ka taliyaan Culumada Ahlusuna waljamaaca


Hey’adaha ayaa waxaa ay ka soo cararayaan goobaha ay ka taliyaan wahaabiyada Al-shabaab taasoo ay keentay amaan dari soo foodsaartay deegaanadaas oo marwalba dhac iyo boob loogu geeysto dadka ka shaqeeya gargaarka bini’aadanimada.
 
Hey’adahaas ayaa waxaa ay bartilmaameed ka dhiganayaan oo u noqotay goob ay amaan ku heli karaan islamarkaasna ay gaarsiin karaan gargaarka ay dadka u wadaan gobolada dhexe oo ay hada maamulkeeda gacanta ku hayaan culumaa’udiinka Ahlusuna waljamaaca
 
Khawaarijta ayaa goobaha ay gacanta ku hayaan waxaa ay dadka ganacsatada ah ka qaadaan lacago baad ah waxaana ugu dambeeysay shalay oo ay dukaamo ku yaala suuqa bakaaraha ee magaalada muqdisho ay irdaha iskugu laabeen ka dib markii ay diideen kordhinta lacago baad ah oo ay awal kaqaadijireen suuqaasi.
 
Daka ganacsatada ah ee ka shaqeeya goobaha ay ka taliyaan wahaabiyada ayaa waxaa soo foodsaartay baqdin ku aadan ganacsigooda oo ay marwalba bixiyaan lacago aysan awoodin marka dadkaas ayaa waxaa hada u sinaaday in ayba gabi ahaanba joojiyaan ganacasiga ay wadaan iyo in ay iskaga guuraan goobaha ay ka talliyaan shabaabka.
 
Si kastaba ha ahaatee waxaa halmar isla dhawaaqay hey’adaha iyo ganacsatada ku dhaqan goobaha ay wahaabiyadu ay joogaan waxaana hada deeganadaas oo dhan iskaga baxay dhamaan hey’adihii gargaarka kuwasoo hada saldhigyo cusub ka furanaya gobolada dhexe ee ay gacanta ku hayaan Culumada Ahlusunnah, halkaasoo ah goobo si adag loo sugay amaankooda islamarkaasna uu ka dhex shaqaysan karo soomaali kasta, sidoo kalena ay ka hawlgali karaan hey;adaha caalamiga ah ee dadka ay aafeeyeen dagaalada wahaabiyada u gargaaraya.


 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Gobolada Dhexe, Somalia
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Back

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe