Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A ahlusunna

albaabuldiin

nasrudiin

nuuruliimaan

shaaficiyah

shariica

warsheekh

Allpuntland

aminarts

bbcs omali

C

calanka

D

dayniile

G

galgaduudpost

galgaduud.net

gedonet.com/

gargaarka

H

hiiraan

hornafrik

j

jowhar

m

mustaqiim

N

nuuruliimaan

S

shariica

shaaficiyah

W

warsheekh

waagacusub

wadanka
Qurans


Ururka Khawaarijta Al-shabaab oo dhagax ku diley nin Maskiin ah


Ururka Khawaarijta Al-shabaab ee ka taliya Shabeellada Hoose ayaa shalay ku fuliyey xukn baadhil ah nin maskiin ah oo beeralay ahaa.
 
Xukunka Baadhilka ah ee ay ku rideen ninkaas ayaa ahaa in lagu dilo ninkaas dhagax, ka dib markii ay dusha ka saareen eedeyn been ah oo ahayd in uu naag kufsi ugu geystey Tuulada Baladul-amiin ee hoos tagta Degmada Afgooye.
 
Ninkaan Maskiinka ah oo lagu magacaabo Cabbaas Xuseen C/rixmaan oo ahaa 34jir ayaa waxaa la geeyey faagaraha Kubbadda Cagta ee Magaalada Marka.
 
Ninkaas ayaa intii aan la dilin ka hor, waxaa u tagey Madaxda Khawaarijta Odayaal ka socda ninkaas, si markaas ay uga dhaadhiciyaan Khawaarijta in arrinta ninkaas lagu eedeeyey ay tahay been abuurad, ninkaasna uu yahay Xaasle leh 2naagodd leh, oo aysan jirin wax ku khasbaya in uu ninkaas naag kufsado.
 
Hase yeeshee Khawarijtu warkaas waa diidey, waxayna ku dhageyn in ay ninkaas dilayaan, iyagoo isla goobta Odayaasha iyo qaraabada ninkaas ugu sheegey haddii aysan xafiiska ka tagin in ay ka takhalusi doonaan iyagana.
 
Markii Odayaashii loo dhaartey ayey isaga tageen meeshii, iyagoo naftoodii la baxsadey.
 
Ninkaas Maskiinka ahaa ayaa waxaa la keeney Garoonka Magaalada Marka ee S.Y.L. taasoo loo qodey Ceel dheer, oo la galinayo ninkaas, waxaa kaloo si khasab ah loogu yeerey dad weyanaha ku dhaqan magaalada Marka si ay u daawadaan ninkaas Baadhilka lagu dilyo.
 
Cabbaas Xuseen C/rixmaan ayaa halkaas shalay naftiisii qaaliga ahayd ku waayey, isagoo si gar darra ah loo dilay, ehaladiisii ayaa markii ay wax u qaban waayeen Alle bari u dhaqaaqey, Ilaahayna ka baryey in uu ka dul-qaado Musiibadaan.
 

 

 

 

 

Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com .
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe