

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
galgaduud.net
gedonet.com/
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
Xassan Daahir Uweys oo mar kale
ku celiyey in ay Khawaarijtiisu
sii wadi doonto dagaalka ka
dhanka ah Ummadda Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Ururka Khawaarijta
Xizbul Shaydaan Al-khawaarij Xassan
Daahir Uweys ayaa mar kale ku celiyey
in uu Ururkiisu sii wadi doono dagaalka
ka dhan ka ah Ummadda Soomaaliyeed.
Khawaarijka Xassan Daahir ayaa war-saxaafadeed
uu jeediyey ku sheegey in uu Ururkiisu
marnaba joojin doonin Dagaalka uu ku
jiro. Wuxuu Xassan hadalkiisa ku daray
in uu yahay Dagaalkiisu mid barakaysan
oo isaga iyo Ururkiisuba yihiin Janna-sugayaal!!
Wuxuu Khawaarijkaan sheegey in uu u
raadinayo hub fara badan Waddanka
Eratariy halkaas oo Dawladdaas
Erateriay ay u ballan-qaadey Hub
badan oo ay ugu tala gashay in uu
Al-Khawaarij Xassan Daahir ku gumaado
Inta ka soo hartey Ummadda Soomaaliyeed.
Wuxuu Khawaarijkaan la kulmay Ganacsatada
Khawaarijta ee ka hawl-gasha Suuqa Bakaaraha
ee Magaalada Muqdisho wuxuuna ka codsadey
in ay keenaan lacag fara badan oo loo
adeegsado in colaadaha Soomaaliya ka
aloosan lagu sii huriyo.
Ganacsatada Khawaarijta ayaa iyaguna
dhankooda bilaabey in ay soo dhaweeyaan
fikirka Khawaarijka Xassan Daahir,
iyagoo ballan qaadey in ay bixin
doonaan wixii dhaqaale ah oo ay
awoodaan si loo gaaro ahdaaf
qarsoon oo ay ka leeyihiin Khawaarijtu
Waddanka Soomaaliya.
Hadalka Khawaarijkaan Xassan Daahir
ayaa ku soo beegmay xilli Ummadda
Soomaaliyeed ay la rafaadsan tahay
dhibaatooyin dhanka dagaallada ah
ee ay Khawaarijtu ka waddo waddanka
Soomaaliya.
Waxaa ku dhimatey dabayaaqadii bishii
la soo dhaafey 150 qof oo Soomaali ah
dagaallo Khawaarijta Muqdisho ku dhex marey,
waxaa kaloo ku dhaawacmay in ka badan
210 qof oo Soomaali ah isla dagaalladaas.
Waxaa kaloo ku barakacay in ka badan 600
oo qoys, oo guryahoodii ku waayey.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
.

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|