

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
galgaduud.net
gedonet.com/
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
Ciidamo boqolaal ah oo ka
Tirsan Ahlu-sunna Wal-jamaaca
oo maanta dhoolatus Milateri
ku maray Xaafado ka mid ah
Magaalada Caabudwaaq.
Ciidamo aad u badan oo boqolaal
Askari kor u dhaafaya oo shalay
loo soo xirey Tababar socdey muddo
dheer ayaa maantay dhoolatus Milateri
ku marey Xaafado ka mid ah Magaalada
Caabduwaaq ee Gobalka Galguduud.
Ciidamadaan ayaa Tababar aad u heer
sarreeya ku soo qaatey Xerada Cusub
ee Balli Soomaali oo ku taalla bariga
Magaalada Caabudwaaq, tababarkaas oo
socdey in ka badan saddex bilood.
Ciidamadaan maanta dhoolatuska
Milateri samaynayey ayaa waxay
wateen direys Milteri oo aad
u qurxoon, kaasoo loogu talagalay
in ay kaga duwanaadaan Shacabka.
Waxay kaloo ciidamadaan wateed
Gaadiidka ku hubeysan Agabyada
Milateri ee kala duwan, sida
Gawaariga Gaashaaman, kuwa
jiida hubka Culus, Gaadiidka
Gargaarka, iyo kuwa Sahayda
intabada.
Ciidamadaan ayaa markii ay
dhoolatuska samaynayeen waxay
soo jiteen dadweynihii daawanayey,
taasoo siisey kalsooni dheeraad
ah kana bi’isay wal-wal ay ka
qabeen Khawaarijta.
Ciidamadaan ayaa qayb weyn
ka qaadan doona Ladagaalanka
Khawaarijta iyo sugidda Ammaanka
Gobalka.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
.

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|