Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A ahlusunna

albaabuldiin

nasrudiin

nuuruliimaan

shaaficiyah

shariica

warsheekh

Allpuntland

aminarts

bbcs omali

C

calanka

D

dayniile

G

galgaduudpost

galgaduud.net

gedonet.com/

gargaarka

H

hiiraan

hornafrik

j

jowhar

m

mustaqiim

N

nuuruliimaan

S

shariica

shaaficiyah

W

warsheekh

waagacusub

wadanka
Qurans


Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka Hawl gasha Koofurta Soomaaliya oo amaanay Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca


Hay’adaha War-baahinta Soomaaliyeed iyo Suxufiyiinta ka hawl-gasha waddanka Soomaaliya qaybtiisa koofureed ayaa ammaan iyo boqoodin u soo jeediyey Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca iyo Maamulladooda.
 
Waxay Suxufiyiintu ku ammaaneed Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca sida ay ula dhaqmaan Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka hawl-gasha Koofurta Soomaaliya.
 
Suxufiyiinta ayaa sheegey in ay dhibaatooyin badan ay kala kulmaan Ururada Khawaarijta. Waxay sheegeen in ay Khawaarijtu laysay in badan oo Suxufiyiin Soomaaliyeed ah, kuwo kalana ay ka fariisiyeen hawlahiidii war-faafineed, kuwo kalana ay waddanka ka cayriyeen.
 
Waxay sidoo kale Suxufiyiintu ka dhawaajiyeen in ay dhibaatooyin kale oo ba’an ay kala kulmaan Maamulka Puntland, oo aysan hawlahooda War-baahineed xor u ahayn. Waxay sheegeen in halkaas Suxufiyiin badan lagu xir-xirey, kuwo kalana Gobalkaas laga cayriyey.
 
Waxay kaloo Suxufiyiintu sheegeen in aysan wax dhibaata ah aysan kala kulmin Maamulladda hoostaga Culimada Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal-jaamaca, iyagoo sheegey in Suxufiyiinta halkaas aad looga soo dhaweeyo, si wanaagsana ay Culimadu ola dhaqmaan.
 
Suxufiyiinta Soomaaliya ayaa waxaa la soo gudboonaatey mashaakillo badan oo kaga imaanaya dhanka Khawaarijta kala duwan ee Waddanka Soomaaliya colaadaha ka huriya, taasoo Suxufiyiinta Soomaaliyeed ku khasbaysa in ay joojiyaan hawlaha ay Bulsha Soomaaliyeed u hayaan.
 
Waddanka Soomaaliya ayaa noqdey waddanka ugu badan ee lagu dilo Suxufiyiinta, taasoo hoos u dhigtey tirada Suxufiyiinta ka hawl-gasha waddanka Soomaaliya.


 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe