

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
ahlusunna
albaabuldiin
nasrudiin
nuuruliimaan
shaaficiyah
shariica
warsheekh
Allpuntland
aminarts
bbcs omali
C
calanka
D
dayniile
G
galgaduudpost
galgaduud.net
gedonet.com/
gargaarka
H
hiiraan
hornafrik
j
jowhar
m
mustaqiim
N
nuuruliimaan
S
shariica
shaaficiyah
W
warsheekh
waagacusub
wadanka
|
Wax garad Soomaaliyeed oo
siwayn uga horyimid
dilkii khawaarijtu
ku sheegeen Qisaasta ee ka
dhacay Deg Afgooye.
Khawaarijta la baxday Xisbul-Islaam
ayaa magaalada afgooye ku diley
mooryaan ka tirsan ciidamadooda.
Dilkan ay u gaysteen askarigooda
ayaa wararka u dhowdhow xisbu
shaydaanka waxay sheegayaan in
ay sababtay cabsi kaga timi dhinaca
dadweynaha , ahallada iyo asaxaabta
dhekhtarkii lagu dilay degmada
afgooye ee gobolka shabeellada hoose.
Gacan ku dhiiglahii la toogtay
ee ka tirsanaa ciidammada
khawaarijta ee dilay dhakhtarka
ayaa la sheegayaa in lagu magacaabo
C/Qaadir Med Cabdi Kaazi , wuxuuna
ka mid ahaa ciidammada khawaarijta
ee lagu tababaray inay si fudud
oo macna la'aan ah u laayaan
dadka wax ku oolka ah ee muhiimka
u ah Ummadda.
Dhakhtarka la dilay oo la yiraa
Dr.Cusmaan Macallin Axmada
( Bidaareey ) waa dhakhtar
caan ka ah gobolka shabeellada
hoose gaar ahaan degmada Afgooye,
waxaana la xaqqiijiyey in sababta
loo dilay dhakhtarka ay ahayd
Sigaar uu cabayey .
Shakiya badan ayaa ka soo
baxaya dilkan loo gaystey
dhakhtarka Dr. Bidaareey
iyo dilka wiilka la qisaasay
labadaba . dad badan ayaa
rumaysan in saraakiisha xisbul
aslanku soo maleegeen shirqoolka
lagu dilay dhaqtarka , dadkaas
waxay ku doodayaan in ay caan
ku yihiin kooxahan islaamiyiinta
sheegtaa inay mararka qaar dilaan ,
dhoofiyaan , ciqaabaan ama xiraan
dhallinyarada ay ku fulyaan fal danbiyeedyada.
Dadka qaar ayaa aaminsan
in la baaro cidda uu ka
dhashay ama uu ka soo jeedo
wiilkan lagu toogtay fagaaraha
degmada Afgooye , waayo ayey
leeyihiin , kooxahan waxaa
horey looga bartay in ay
ciqaabaan qofka aanay cabsi
danbe ka qabin meesha uu ka
soo jeedo , iyo qof kasta oo
ay u arkaan in dan ugu jirto
dilkiisa.
Dadka ka shakisaaan falalkan
xisbu shaydaanku ka sameeyeen
afgooye , waxay leeyihiin haddii
ay run ka tahay in wiilkan
ay u qisaaseen dilkii uu
ugaystay dkhtarka maxay u
qasaasi waayeen saraakiishoodii
iyo askartoodii caanka ku ahaa
toogshada dadka muhiimka ah ,
iyo marrasta aan waxba galabsan
mise waxay leeyihiin war kama
hayno cidda dishay!!!. Weliba
dadkaas waxaa lagu dilay danbi
la'aan , bal waxaa qaarkood
lagu dilay khayr ay sameeynayeen
sida xuska Nabiga CSWS , siyaarada
Qubuuraha Saalixiinta, Xus waalid ,
Xadrada Dikriga , iyo arrima xaq
ah oo dhammaantood lo hayo adillooyin
cad cad.
Haddaba si arrimahaas iyo
kuwa la midka loo xaqiijiyo
hawlwadeennada boggan Ahlusunna.org
waxay dalbanayaan in loo soo gudbiyo
macluumaad dheeraad ah oo ku aaddan
dhakhtarka la dilay iyo wiilka loo
qisaasay dilkiisa , si xaqiiqada
looga soo gudbiyo arrimahan tuhunka
dhaliyey.
Xigasho Ahlusunna.org

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|