| Home | | | Tafsiir | | | Axadiis | | | Muxaadro | | | Siiro | | | Naxwe | | | contact |
| Picture links | Our News & History | Picture links | |
|---|---|---|---|
|
BBC 04:00 AM BBC 11:00 BBC 14:00 BBC 18:00 Contect Us mustaqiimcom@hotmail.com
|
Madaxa siyaasadda iyo arrimaha gobollada ee khawaarijta alshabaab murtad xuseen Fiidoow wuxuu fashiliyey sir , wuxuuna sheegay in ajaanibtan murtadiinta ah ay dibadda uga qayshadeen markay u dagaallamayen sidi dalka uga hirgelin lahaayeen dhaqanka khwaarijta eek u dhisan dad cunnimada. Wuxuu sheegay in ajaanibta ay dad uga dhinteen soomaaliya qaar kalena uga dhaawacmeen. Taasina waxay caddaynaysaa in ajaanibta biilata shabaabka uu soo gaaray khasaara ay ku sugtaan Alle ciqaabkiisa. Waxaa xaqiiqa ah in aan dad muslim ah lagu sheegi Karin Ajaanib , oo muslimiintu aanay kala haayn shisheeye, ayna yihiin walaalo qaarkood qaarka kale awliya u ayhay . laakiin waxaanay ogayn shabaabka khawaarijtu : 1. In shisheeyaha ay dibadda ka keensadeen yihiin niman xalaalaystay dhiigga muslimiinta , Quraanka iyo Axaadiistun caddeeyeen in uu yahay gaal murtad ah qofki xalaalaysta dhiigga muslimiinta , weliba arrintaasi waa ijmaac islaamka dhexdiisa; waxaana la ogyahay in murtadnimadu tahay meesha ugu xun gaalnimada. sidaas darteed , waxaa shiseeyahan soo duulay lagu maagcaabi karaa Ajaanib murtadiin ah. 2. kooxda shabaabka iyo aajanibtoodu waxay gaalo ku sheegeen dadkii muslimiinta ahaa dhiiggoodiina bannaysteen , haddaba dad ay laayeen gaalana ku sheegeen miyey ka codsanayaan in aanay ajaanib ku sheegin calooshood u shaqeeyaasha ku soo duulay . 3. In Nabiga CSWS uu amray in la laayo khawaarijta ku dhaqanta dahqammada shabaabka , sidaasna ay ku qorantahay kitaabbada ugu waawayn kutubta Axaadiista Rasuulak CSWS sida Saxiixul-Bukhaari iyo saxiixul-muslim. Ummadda soomaaliyeed waxaan ku waaninaynaa in ay iska xoreeyaan ajaanibtaas la caddeeyey inay dalkeenna ka dagaallamaan gacanna siiyaan culamada habeen iyo maalin u atagan sidii ay uga difaaci lahaayeen Diinta dadka iyo dalka ahlusunna media |
![]() Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ![]() Sh,Cabdulqadir Baajuuri ![]() Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan ![]() Sheekh Cali Nuur Cilmi ![]() Sh: Maxamud Cali Waceys ![]() Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe |
|