Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta alshabaab oo si bareer ah u toogtay Guddoomiyihii maxkamadda darajada 1-aad ee magaalada boosaaso Maxammed Cabdi Awaare.


Si lama filaan ah ayaa hal mar loo maqlay wararkii sheegayey in magaalada Boosaaso lagu toogtay Guddoomiyihii maxkamadda darajada 1-aad ee magaalada boosaaso Maxammed Cabdi Awaare.
 
Saxaafadda Butland ayaa markiiba shaacisay in masuulkan ay toogteen kooxo hubeysan oo aan la garanayn cidda ay yihiin , taas oo shacabka xasuusisey khasaaradii ku dhacday koofurta soomaaliya markii ay saxaafaddu ku af beeshay masuulkaas ama qofkaas waxaa dilay koox hubaysan oo aan haybtooda la garanayn!! Qarintan waxaa sababayey cabsi laga qabay qaatiliinta iyo saxaafadaha qaar oo la shaqaynayey.
 
Laamaha caafimaadka ayaa sheegay in dhaawac culus uu soo gaaray marxuum Awaare,uuna geeriyooday intii aan laga qaadin meeshii ay rasaastu ku haleeshay.
 
waxaa la sheegayaa in madaxda ammaanku aanay weli cidna uqaban dilkan, waxayse sheegeen in ay ku guda jiraan baaritaanada cidii ka dambeysay waxayna sheegeen inay albaabada u laabeen meeshii uu ka dhacay dilku.
 
Dad goob joogayaal ahaa ayaa caddeeyey in ay dilkan fuliyeen niman afka soo duubtay oo madaxu u qarsoonaa , xerada oo dhanna laga kala cararay markii ay rasaastu dhacday.
 
Beryahanba kooxaha gaysta qarxyada iyo dilalaka qorshaysan ee ay sameeyaan kooxaha Sheegta Islaamiyiinta ayaa fara ba’an ku hayey dadka reer Buntland .
 
Kooxahan oo la ogyahay in ay qandaraas kusoo qaateen baabi’inta dadka soomaaliyeed, waxayna dad badani aaminsanyihiin in ay degaanka Buntland ku haystaan saddx fursadood oo kala ah , maamulaka oo ay rag ku dhex leeyihiin , madaxda sarsare ee buntland oo aan dan weyn ka lahayn iska dhicinta dilaayaalkan diinta sheegta , iyo khawaarijta oo degaanka ku leh dhaqaale iyo shacab ay ku khaldeen in ay yihiin dad culamma ah.
 
Sidaas darted , waxaa la gudboon dadka soomaaliyeed inay baraarugaan inta goori goor tahay oo ay u soo laabtaan culammadoodii ay ku caasiyeen ee soo jireenka ahaa , kuwaasoo diyaar ugu ah gobol kasta oo ka mid ah soomaliya , deriska iyo debeddaba.
 
Culammadana waxaa la gudboon inay difaacaan dadkooda , u sabraan , una nasiixeeyaan .
 
Ilaahay ha u anxariisto muslimiinta ay leynayaan cadawga loo soo adeegsaday . hana siiyo nasri degdeg ah oo ay ku diirsadaan adduun iyo aakhiro.
 

 


 

 

 

 

 


 

 

 
Ahlusunna midia .
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe