

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Murtadiinta Shabaab oo guluf
ugu jira Burburinta Qabriga
Sheekh Ooyaaye oo ah imam ay
xer u noqdeen dad ka badan
Hal malyan.
Khaliifeentii iyo xertii sheikh
ooyaaye ma aha haddii aanay
kahwaarijta eedsiin ku xad
gudubka sheekhooda , waqtigay
doonto ha ku qaadatee.
Ilo wareedyo lagu kalsoonaan
karo ayaa sheegaya in khawaarijta
Alshabaab ee ku sugan Magaalada
Jowhar ay damacsan yihiin in ay
dhulka ku la simaan Qabriga
Weligii ilaaheey Sheekh Maxamed
Sheekh usmaan mucallim Xil tire
( Sheekh OOYaaye Ooyaaye oo ku
Magac dheeraa Sheekh Ooyaaye
kuna aasan xaafada Buulo Sheekh
ee bariga Magaalada Jowhar.
Wararka ayaa intaa ku daraya
in Koox gaar ah oo Khawaarijta
Shabaabka ka tirsan oo ka yimid
Magaalada Kismaayo isla markaana
wata Qalabkii aay wax ku burburin
lahaayeen ay soo gaareen magaalada
si ay uga qeyb qaataan bur burinta
Qabriga Sheekh Ooyaaye oo ka mid
ahaa Culumaa'udiinka ugu caansan
Gobolka Shabellaha Dhexe iyo guud
ahaan Soomaaliya.
Dadka ku dhaqan Xaafada Buulo
Sheekh ayaa isu diyaarinaya
olole ay ku difaacayaan qorshaha
lagu bur burinayo Qabriga Sheekh
Ooyaaye, waxaana Xerta Sheekh
Ooyaaye sheegeen in aay ka
difaacayaan Khawaarijta
Qabriga Sheekhooda.
Magaalada Jowhar ayaa waxaa
ka jira guux ku aadan qorshaha
Khawarijta ee ku aadan bur
burinta qabuuraha ee joogtada
u aheyd mudooyinkan, kadib
markii ay horay u soo bur
buriyeen Qabuuro fara badan
oo ay ku aasnaayeen Mashaa'iq caan ah.
Ahlusunna midia
.

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|