Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Maariqiinta Al-shabaab oo lagu eedeeyey inay magaalada Stockholm ee xarunta Sweden ka qoranayaan dhallinyaro u dagaallanta.


Manta ayaa lagu qoray bogga internetka ee wargeyska ee Metro ee ka soo baxa dalka Sweden in tiro dhalinyaro Soomaaliyeed ah ay khawaarijta Al-shabaab ka qorteen magaaladda Stockholm ee xarunta wadankan Sweden.
 
Warka wargeyska ku soo baxay ayaa lagu sheegay in dhalinyaradaasi laga uruuriyey xarun ku taala xaafada Rinkeby ee waqooyiga galbeed ee magaalada Stockholm , halkaa oo ay dadka Soomaalidu u badan yihiin.
 
Tobaneeyo dad Soomaaliyeed ah oo wareysi uu la yeeshay Radio Ekot ayaa waxa ay ku warameen nin dhalinyaro ah oo ku sugnaa xaruntaasi dhalinyarada (lokalka dhalinyarada) uu horseed u ahaa howshan dhalinyarada lagu qoranayo, waxaana ninkaasi dadku ay da’diisa ku sheegeen sodon jir.
 
Sida lagu daabacay wargeyska Metro xaruntan dhalinyaradu isugu timaado ayaa waxaa furitaankeeda ka dambeeyey masjidka ku yaala centerka xaafada Rinkeby, waxaana ay xaruntaasi heshay mudo afar sanadood ah lacag gaareysa 480 000 karon, taasoo loogu tala galay wax u qabashada dhalinyarada xiliga ay firaaqada yihiin, waxaase xaruntan la xiray sanadkii 2008.
 
Sida ay ku warameen qeybta SAPO ee boliiska Sweden ee sheeagta la dagaalanka argagixisada, dhaqdhaqaaqa Al-shabaab waxa ay Sweden ka qorteen dhalinyaro gaareysa labaatan ruux. Kuwaasi oo qaarkood ku dhinteen dagaalada Soomaaliya ka socda.
 
Arrintan ayaa loo arkaa inay googaalaysi tahay ee aanay ku dhisnayn colaad ay Sweden u qabto khawaarijta ka dagaallanta soomaaliya arrima badan oo la ogyahay awgood.


 

 

 

 

 
Ahlusunna midia
 
Macallin Cabdi xaaji yuufeey UK yuufeey@hotmail.com .
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe