Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Aqoonyahamiinta Ahlu-sunna wal-jamaaca oo aad usoo dhaweyay khaariji lagu xirey dalka Holland.


Warbixin siyaasiya oo aad muhiim u ah . Dowladda Holand ayaa xirtey nin lagu eedeyey in uu maalgeliyey kooxaha khawaarijta ee ka dagaallama geyiga Soomaaliya. Ninkan ayey holand sheegtay in uu yahay 43 sano jir, degganaan jirey Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota , dalka Mareykankana uu ka soo tegey bishii Nobvember 2008.
 
Dawladda Holland ayaa la sheegayaa inay magaca ninkan u qarisay sababo ku salaysan dhinaca sharcigeeda gaarka ah .
 
Dacwad oogayaasha Holand ayaa sheegay in ninkan loo heysto in uu maalgeliyay, isla markaana uu hub u iibiyay kooxaha Islaamiyiinta sheegta ee ka dagaallama Soomaaliya, sidoo kalena uu gacan ka geystay dhalinyaro Soomaali ah oo sanadihii 2007 iyo 2008 aaday Soomaaliya.
 
Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa la rumeysan yahay in ay u safreen Soomaaliya, isal markaana ay ku biireen maariqiinta Al-Shabaab ee dagaalka ka wadda gudaha soomaaliya.
 
Haddaba aqoonyahamiinta ahlu-sunna wal-jamaaca ee khibradda dheer u leh khwatrijta Sheegata Islaamiyiinta ayaan wax weyn u arag xarigyada iyo baritaannada mararka qaar ka dhaca waddamada reer galbeedka ee lagula kaco khwaarijta.
 
Sababaha ay indheer garadka ahlu-sunnadu arrintaas uga biya diidsanyihiin ayaa waxaa ka mid ah :
 

1. Iyaga oo og , in dawladaha hoggaanka ka ah reer galbeedku ay markii horeba sameeyeen kooxahan Islaamiyiinta sheegta.
 
2. In kooxahani ku leeyihiin waddammada reer galbeedka xarumma waawayn, markazyo , Iskuullo , Ganacsi , xaafiisyo iyo shirkada laga aqoonsanyahay waddammadooda.
 
3. waxay xiraan , daba gelaan , eedayma u soo jeediyaan shakhsiyaad aan can ka ahayn khawaarijta , muhiim weyna u ahayn.
 
4. Shakhsigaas aan caanka ahayn xabsiga ayey ka siii daayaan ama eedayntiisa ayey joojiyaan , sidaas ayuuna ku noqdaa qof caan ah oo laga buunbuuniyo saxaafadaha reer galbeedka iyo kuwa gudaha, taas darted , wuxuu helaa fursad aad uga weyn fursaddii u haystay ka hor inta aan la xirin , ama aan la shaacin in uu yahay qof mareykanku doon doonayo!!!.
 
5. Markii uu bur buray kacaankii khawaarijta ee maxkamaduhu waxay horjoogayalka reer galbeedku suura geliyeen in ay dawlad ka dhigaan khawaarijtii bur burtay , sidasna waxaa ku sameysmay Baarlaman , xukuumad, ciidan iyo garsoor ay ugu badanyihiin uguna sarreeyaan kooxaha khawaarijta ee sheegata Islaamiyiinta.
 
6. iyo arrima kale oo aan halkan lagu soo kobi Karin oo u baahan in laga qoro buugaag waawayn.


 

 

 

 

 
Ahlusunna midia
 
.
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe