Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Qaraxyada isdaba jooga ah ee ka dhacaya maamulka puntland iyo dilka loo geeysanayo mas’uuliyiinta maamulkaaasi ayaa waxaa sababay taageerida uu faroole tagaeero khawaariijta.


Maamulka puntland ayaa maamlahaan dambe waxaa soo foodsaaray qaraxyo isdaba joog ah waxaana sababay qaraxyadaas iyo dilalka loo geeysanayo mas’uuliyiinta maamulka faroole oo si weeyn u taageeray khawaariijta waxaana sidoo kale dagaal la galeen Culumaa’udiinka Ahlusuna waljamaaca eeku dhaqan deegaankaasi.
 
Faroole ayaa waxaa sida la ogsoon yahay waxaa uu ka mid yahay kooxaha khawaariijta waxaana uu inta uu xukunka maamulkaasi uu gacanta ku hayay uu dhibaatooyin u geeystay Culumada Ahlusunah waxaana sabab u ah qaraxyadan iyo dilalkaan ku soo laab laabanaya maamulka faroole taageerida ay taageereen khawaarijta waxaana falalkaan geeysanaya Khawarijtii uu Maamulka udhiibay oo doonaya in ay gumaadaan Shacabka Puntland
 
Dadweeynaha ku dhaqan maamul goboleedka puntland ayaa waxaa ay isweeydiinayaan sababta ku kaliftay faroole in uu taageero khawaariijta waxaana sidoo kale ay aad uga xun yihiin maamulka faroole oo cadaadis ku haya Culumaa’udiinka Ahlusuna waljamaaca.
 
Dadka ka faalooda arimaha siyaada ayaa waxaa ay sheegayaan in hadii maamulka faroole uu sii hayo Xukunka ay puntland noqonayso sida koonfurta oo kale, waxaana ay midaan ku sababeeyeen maamul xumada faroole iyo taageerida uu taageerayo khawaarijta,
 
Dilkii xalay loo geeystay madaxa maxkamada putland iyo xildhibaankaba waxaa ka dambeeyay sida warar hoosaad aanu ka helayno gobolkaasi Khawarijta ku caanbaxday dhibaataynta shacabka Somaliyed


 

 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Gorowe, Somalia
 
E-mail:mustaqiimcom@hotmail.com
 

 
.
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe