Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Codsi nooga yimi aqristayaasha boggeenn awged ayaan idiin doornay in aan idin soo gudbinno faallo kooban oo ka hadlaysa kitaabka caddaynta xaqa .
Buugga wuxuu ka hadlayaa :-

1. Taariikhda dawladihii Islaamka , laga soo billaabo xilligii Rasuulka CSWS ilaa dawladdii cusmaaniyadda iyo. heerkii shariifak ahaa ee ay gaarsiiyeen xadaaradda iyo awoodda dadyawga Islaamka.
 
2. Duwaylaadkii islaamka ka dhex samaysmay waqtigii ay burburtay dawladdii Cabbaasiyiinta welina aanay soo bixin dawladdii cusmaaniyadda, iyo guulihii ay u soo hooyeen Islaamka.
 
3. Dagaalladii caanka ahaa ee dhex maray muslimiiinta iyo gaalada , sida dagaalkii Saliibiyadda iyo Tataarta.
 
4. Dhulyawgii ballaarnaa ee dawladdii Islaamka ee cusmaaniyadu ka qabsatay waddadmada Yurub.
 
5. Taariikhda Yurub iyo kacaannadii wax ka beddeley noloshoodii ciriiriga ahayd , sida kacaankii Sahanka , kii Addoonsiga , kacaankii warshadaha , kii Imbiriyaaliyadda , kii Gumaysiga iwm.
 
6. Taaariikhda dawladaha khaliijka kuwii horu socodka ahaa iyo kuwii u adeegayey Gumaysiga iyo sidii ay u samaysmeen .
 
7. Shakhsiyaadkii gumaysatada reer yurub gacanta ku siiyey burburinta dawladdii Islaamka iyo in gaaladu qabsato waddamada muslimiinta.
 
8. Soo bixitaankii wahaabiyada laga billaabo dhalashadii maxammed Cabdul-wahaab Ilaa wahaabiyadii Maanta
 
9. Sidii wahaabiyada iyo gaalada siiba gumaysatada reer yurub ay isaga kaashadeen rididda dawladdii Islaamka ee cusmaaniyadda iyo laynta muslimiinta.
 
10. Saddexdii marxaladood ee ay soo martay dawladii wahaabiyada iyo gumaadkii ay u geysteen Asharaafta , Culummada, madaxda , saraakiishii dawladda Islaamka .
 
11. Shirqoolladii gumaysatada reer Yurub iyo yahuuddu ay ku qabsadeen , Quddus oo la siiyey Yahuudda , Xaruntii Islaamka ee Istanbuul ( Turki ) oo loo dhiibay diinlaawayaashii Ataaturki, Maka iyo Madiin oo loo Dhiibay Qabiil-kii Reer Aala Sacuud, Lagana Qaaday Asharafta ( Aalu Baytkii Rasuulka CSWS. Sida mu,aamaradii lagu diyaariyey Qawmiyatul-carab , mu'aamaradii Balkaan, kii Balfoor , kii daarayn , kii Caqiir , kii Seefris iyo kuwii la midka ahaa.
 
Waxaan ugu tala galnay buuggaan.
 
· In uu sare u qaado aqoonta akhrisayaasha ee dhinaca Diinka , Cilmiga bulshada , taariikhda iyo siyasada.
 
· In aqristuhu xog ogaal ka noqdo istiraatiijiyadii caalamka ee diyaarisey marxaladda ay maanta ku noolyihiin dadyowga aduuunku yo sababihii keenay kala sarraynta dabaqada ee dhinaca maadiga.
 
Waxaa hubaal ah in fahamka buuggan uu aqristaha ka bad baadin doono shirqoollo badan oo isugu jira kuwa diin lau sheegay , kuwa horummar lagu sheegay iwm.
 

 

 

 

 

 

 

 
Qoraaga buugga.
 
SH.Cabdi Risaaq Yuusuf Aaden


 

 

 

 

 

 

 

 
.
 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe