Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Muxaadaro siweyn loo soo agaasimay oo looga hadlayay taariikhda Khawaarijta ayaa dhacday Magaalada Nairobi ee dalka kenya.



 
Muxaadaradaan ayaa waxaa sooqaban qaabiyay qaarkamid ah dhalinyarada Ahlusunna waljamaaca ee kunool Caasimada Dalka kenya ee niarobi, ayadoo looga hadlaayay taariikhda khawaarijtii hore iyo tanhada joogta Dalka Somaliya .
 
Sh.Maxamuud Maxamed Yare oo kumagac dheer Sh.Maxamuud dheere oo kamid ahaa Culumadii lagu casumay Muxaadaradaasi ayaa dadkii kasooqeyb galay muxaadaradaasi uga sheekeeyay taaariikhdii dheereed ee khawaarijta wixii ayka qoreen kutubta islaaka waxa uu Sheikhu Dadka Somaliyeed uga digay in ay iska ilaaliyaan hagar daamooyinka khawaarijta isagoo uu sheikhu sheegay in ay huwanyihiin magac Diimed kaas oo uu sheegay in ay khawaarijtu bari kayihiin.
 
waxaa kale oo uu Sh.Maxamuud sheegay in ay Dadka Somaliyeed ay ka fogaadaan gaaaleysiinta dad ka islaamkaa ee Somaaliyeed maxaa yeelay hadii aad tiraah qof gaal ayaad tahay Xero iskulamajirikartaan labadiina qof ayaa gaala waxaa sidaa laga wariyay xabiib keena Muxamad(CSW).
 
sidoo kale waxa uu Sheikhu kasheekeeyay taarikhdii Abul Xasanul Al_ashcari isagoo uusheegay in uu Abul Xasan Al_ashcaari uu soobaxay xili diinta islaamku ay u baah need wax ugar gaara isagoo uu sheegay in Sheikhu uu baa bi, iyay muctaziladii xiligaas jirtay iyo shantii bidco eejirtay xiligaas waxa kale ee uu Sheikhu halkaas kuca deeyay been tii qayax need ee ay bidcadu Sheikha ka faa fisay.
 
Muxaadaradaan ayaa ku soo gaban gabowday jawi aad u wanaagsan iyadoo qaban qaabiyayaashii muxaadaradaan ajir iyo xasanaad Allaha ka siiyee ay sheegeen in tixane ahaan doon to taas oo ay sheegeen in ay ugu talagaleen in ay ka faa iideystaan dadka kunool nawaaxiga Nairobi. Muxaadaro Muxaadaro
 

 

Xuseen Xaji Faarax (Carafaat)
xuseenxaaji0@hotmail.com
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
Nairobi, Kenya
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe