Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Waraaqo digniin ah oo ka dhan ah Ururka Khawaarijta Xizbul Shaydaan oo lagu daadshay Magaalada Afgooye


Waraaqo Diginiin ah oo ka dhan ah Ururka Khawaarijta la baxay Xizbul Shaydaan ayaa xalay lagu daadshay Magaalada Afgooye ee Shabeelada Hoose.
 
Waraaqadahaas lagu daadshay magaalada Afgooye ayaa waxaa ku qornaa, in Khawaarijta isku Magacawda Xizbul Shaydaan ay ka mid noqdaan Al-shabaab, ama raacaan Garabka Shariif ama ay Shacab Magaalada ka mid noqdaan.
 
Waraaqahaan ayaa markiii ay arkeen Ururka Khawaarijta Xizbul Shaydaan ee ka taliya Magaalada Afgooye, ayaa waxaa isla markiiba bilaabeen in ay Shir deg-deg ah qabtaan, kaasoo ku saabsan sidii laga yeeli lahaa warqadahaan farriimaha ku qoran!
 
Sida ay sheegayaan warar xog ogaal ah, oo ay Mustaqiim ka heshey ilo ku dhaw-dhaw Khawaarijta ayaa sheegaya in ay Warqadahaas daadsheen Ururka Khawaarijta kale ee Al-shabaab, oo iyagu doonaya in ay qabsadaan Magaalada Afgooyee, kana sifeeyaan Ururka Khawaarijta Xizbul Shaydaan Shabeellada hoose oo dhan.
 
Waxaa hadana soo cusboonaanaya xiisado kale oo u dheexeeya labada Urur Ee Khawaarijta Al-shabaab iyo kan Xizbul Shaydaan, taasoo qarka hadda u saaran in ay mar kale qoryaha isku qaataan.
 
Wixii wara ee ka soo kordha wararka Khawaarijta kala soco wararka yaga dambe.


 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe