Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Banaanbax aad u balaran oo ah ziyaaradi waligi weynaa Caarif billaahi Sh. C/laahi Sh.Caliyow oo ka dhacday Xerada efo ee dhadhaab kenya


waxaagalabta ka dhacday Xerada Efo ee dhadhaab kenya banaanbax aad u balaaran oo ah ziyaaradii waligi weynaa Caarif billaahi Sh.C/laahi Sh.Caliyow oo geeriyoday 1993 kuna duugan gobolka bay ayaa si cajiib ah uga dhacday kenya.
 
Sheikha Alaha ka raali noqdee waxaa uu rabeeyay wax baray khalifay u idmay inay faafiyaan diinta Mashaa'ikh iyo Maclimin fara badan oo dalka dibadiisa iyo gudihisaba ka wada camalka.
 
Banaan baxaan waxaa kasoo qayb galay Culumo aad u fara badan oo ka kala yimid meelo kala fog fog waxaa ka hadlay taarikhda sheikha iyo halgankisi wiilkiisa Sh.C/wahaab, waxaa wacdi qiirabadan ka soo jediyay Sh. C/lahi Aw Maxmud, sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay daakirin ay ka dhex muuqdeen Sh. Muqtaar (Sayido Nabi), Sh.Xusen Zaahid, Sh.Cabdi Sahal, Sh.Xasan Faroole, Sh. Cabdiraxman indhabuur, iyo Rag aan lasoo koobi karin. daakiriinta subaca qur'aanka iyo ducada musliminta ayaa lagu dhafray.
 
Caawo waxaa kaloo dhacday dhacdo cajib ah waxaa ka dhacday arin lala yaabay! Oo ah waxaa noon waramay Nin magiciisa diiday in la xuso oo ka soo goostay Al-habaabka haysta Kismayo, sababta wuxuu yiri.(waxaan raraynay kartoomo aad loo alxamay oon saarnay diyaarad mid ka mid ah ayaa iga fakaday wuu kala jabay waxaa ka soo baxay madax dadeed oo ah nin cad oo gar weyn waan argagaxay si dag-dag ah ayaan isugu celiyay kadib waan kasoo baxsaday saasaan ku imid qaxotiga ayuu yiri wuxu ku tilmaamay inay ka xun yihin gaalada,iyo wixii xunba)!!! Dadka ayaa aad u hadal hayo arinta


 

 

 

 
shiikh cabdullaahi jaamac
 
cigaal313@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe