Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Shariif Sheikh Axmed iyo C/raxmaan Faroole oo ah Labada Mas’uul ee ugu Sareeysa Khawaarijta Soomaaliya oo Maanta kulan ay uga wada hadlayeen hab Cusub oo ay ku doonayaan in ay ku Hurumariyaan Hadafkoada Wahaabinimada ayaa waxaa uu kadhacay Nairobi.


Magalada madaxda wadanka kenya ee Nayroobi ayaa waxaa maanta shir uu uga bilawday Shariif Sheikh Axmed oo hogaamiye u ah kooxaha khawaarijta ee koonfurta Soomaaliya iyo C/raxmaan faroole oo asna gudomiye u ah wahaabiyada Puntland waxaana ay labaddasi nin maanta ka wada hadleen istiraatiijiyada ururadooda waxaana inta badan kulankooda maanta uu ugu badnaa sidii ay u casriyeeyn lahaayeen qorshahooda ku aadan sidii ay maalgalin caalami ah ugu heli lahaayeen caalamka.
 
Labadaas nin ayaa waxaa ay hada huwan yihiin shaatiyo madaxweeynanimo dadka qaarna waxaa ayba aamisnsan yihiin in ay yihiin niman daacad ka ah hadalada ay ku hadlayaan laakiin ma’ahan arintu sidaas waa laba nin oo isku bahasytay sidii ay u curyaamin lahaayeen hurumarka iyo hurusocdka hanaanka hurumarineed ee umada Soomaaliyeed.
 
Faroole waxaa uu dagaal siyaasadeed kula jiraa Culumaa’udiinka Ahlusuna waljamaaca oo uu cadaadis ku hayo isagoo ka mamnuucay in ay xataa xaafiisyo ka furtaan Gobolka puntland, sidoo ka waxaa uu ka dhacay qaarka mid ah Culumada Ahlusna waljamaaca Beero iyo dhulal ay ku lahaayeen gobolka Nugaal ee maamul goboleedka uu hogaamiyaha u yahay faroole.
 
Shariifkuna warkiisu waa cadyahay qofwalbana waa og yahay in uu ahaa aas’aasihii khawaariijta hada magacyada badan lakala baxday waxaana uu si toos ah khawaariijta ka taakuleeyaa dhanka dhaqaalaha dhanka fikradaha hadafkooduna waa in ay noolaadaan dadka meesha ku dhamaanayana waa shacabka masaakiita ah ee Soomaaliyeed.


 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Mugdisho, Somali
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe