Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Idaacada BBC da oo ay Soo foodsaartay Dhaqaale dari waxaana ay qar ka u saaaran tahay in iridaha loo laabo waxaana sababay ka dib markii Madaxii BBC Yuusuf Garaad oo uu si indha li’i’ah uu u taageeray kooxada shabaab halkaasna uu dhaqaale badan ku bixiyay


Warar xoghoosaad laga helayo shaqaalaha BBC da ayaa waxaa ay sheegeen in idaacada ay qarka u saran tahay in loo laabo iridha waxaana midaasi sababay ka dib markii dhaqaalihii ay dawlada ingiriisku siin jirtay idaacada uu yuusuf garaad u weeciyay dhanka kooxaha khawaariijta waxaana uu si toos ah hada ugu xiran yahay kooxada shabaabka oo ah koox caadaysatay daadinta dhiiga soomaaliyeed.
 
Madaxa idaacada BBC da yuusuf garaad ayaa waxaa uu si weeyn u taageeraa kooxaha khawaariijta waxana la ogaday in uu ku lug leeyahay kooxahaasi markii uu midawgii maxaakiimta ee laga adkaday uu buun buunin jiray islamarkaasna ku tilmaami jiray sifooyin aysanba lahayn nimankaasi, waxaana uu caalamka oo dhan ku soo jeediyay indhahooda.
 
Si kastaba ha ahaatee yuusuf garaad waxaa maanta saaran culays weeyn oo uga imaanaya dhinacyo badan hadii ay tahay dhinaca dawlada ingiriiska, dhinaca wariyaasha BBC da iyo dhinaca shacabka soomaaliyeed oo dhan midaasoo dadku ay hada wada aamin san yihiin in yuusuf garaad uu hagar weeyn ka galay guud ahaan shacabka soomaaliyeed oo dhan gaar a haan saxaaafada caalamka iyo waliba xukuumada wadanka ingiriiska.
 
Dadka ka faalooda saxaafada ayaa waxaa ay ku tilmaamayaan dambigan uu saxaafada ka galay yuusuf garaad iyo taageerida uu taageeray kooxaha khawaariijta oo caalamka looga aqoonsan yahay in ay yihiin argagixiso in uu ku mutaysan karo in uu ku waayo xilkiisa shaqo iyo in uuba xabsi ugalo.


 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Mugdisho, Somali
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe