Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


KHAWAARIJTA AL-SHABAAB OO LAGA SOO FIRXANAYO


Khawaarijta Al-shabaab ayaa waxaa bilawday gabbal dhacoodii, iyagoo maalinba maalinta ka dambeysa ay ka firxanayaan saraakiishii iyo dhallinyaradii cududda u ahayd.
 
Sida ay sheegayaan warar lagu kal soon yahay, waxaa 3dii beri ee ugu dambeysay ka fakaday magaalada Kismaayo ilaa 8 askeri oo ka tirsanaa muddo dheer Ururka Khawaarijta Al-shabaab.
 
Waxay siddeeddaas Askeri isugu jireen saraakiil sar-sare iyo dhallin-yaro, oo ka ahaa rag muhiim agtooda. Sida wararka halkaas ka imaanaya sheegayaan, waxay u fakadeen Askartaa dhanka xadka Kenya.
 
Waxaa sidoo kale, faro cidi ah ku taagan rag badan oo qorsheynaya sidii ay uga fakan lahaayeen Ururka Khawaarijta Al-shabaab, oo ay caddahay in ay yihiin rag shisheeye xukumaan, oo loo soo direy in ay Soomaaliya inta ka hartay burburiyaan.
 
Asbuucii tagey waxaa ka goystey Askeri muhiim u ahaa Khawaarjta Al-shabaab oo ku biirey garabka Shariif kaa soo sirar badan oo u qarsoonaa Khawaarijtaas fashiliyey.
 
Sidoo kale waxaa shalay haddana ka soo fakadey kuwo kale, oo sheegey in ay ka soo fakadeen Ururka Khawaarijta Al-shabaab, iyagoo sheegey in ay ku qanci waayeen Diinta ay sheeganayaan, ayna kala duwan tahay waxa ay sheeganayaan iyo sida ay u dhaqmayaan.
 
Labada wiil ayaa la kala yiraahdaa; Muuse Xassan Cumar iyo Maxamed Maxamuud Cali, oo sheegey in ay in muddo ah ku jireen Ururka Khawaarijta Al-shabaab, waxay ka sheekeeyeen sida ay u hawl-galaan iyo cidda maamusha.
 
Ururkaan ayaa u muuqda mid hadda maalinba maalinka ka dambeeya sii wiiqmaya, maaddaama ay Soomaali oo dhanna nacday, iyagiina askartoodii maalinba maalinka ka dambeeya ka firxanayaan. Al_Shabaab Al_Shabaab Al_Shabaab


 

 

 

 
Xafiiska Wararka Ee mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe