Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Shacabka Soomaaliyeed oo si dhab ah u xaqiiqsaday Qiyaanadii iyo ku gabashadii Kitaabka Alle ee ay Kooxaha Shabaabka iyo Xisbul Shaydaan ay ka wadeen gudaha Soomaalia


Waxaa si weeyn isku soo taraya kooxaha shabaab iyo xisbul Shaydaan oo sii waayay maalin walba dad farabadan oo awal taageeri jiray kuwaasoo markii hore aaminsanaa in nimankaasi ay ku taagan yihiin wadada saxda ah hadase ogaaday in ay yihiin niman wata ahdaaf shisheeya islamarkaasna laga xukumo wadamo dibada.
 
Kumanaan ka mid ah shacabka soomaaliyeed ayaa waxaa ay ogaadeen dhagartii iyo khiyaanadii khawaariijta waxana ay sidoo kale dadkaasi fahmeen hadafka qaldan ee ay adeegsadaan nimankaasi waxaana u cadatatayba in ay yihiin cadawka kaliya ee maanta ka jira wadanka soomaaliya,
 
Hadaba waxaa isweeydiin mudan maxaay tahay sababta keentay in ay shabaab iyo kuwa kaleba ay wayaan taageeradii ay ka haysteen dadka soomaaliyeed iyo waliba dunida islaamka waxaa midaas lagu sababayn karaa in ay tahay waxa la wada ogaaday in aysan wax diin ah meesha ku hayn islamarkaasna ay yihiin ganacsato ku heshiiyay dhiiga umada soomaaliyeed.
 
Shacabka soomaaliyeed ayaa waxaa ay si toos ah u cambaareeynayaan ahdaafta khawaariijta iyo isku dayadooda ay ku carqaladaynayaan gobolada soomaaliyeed ee nabada ah.
 
Waxaa sii yaraanaya taageera dodii shacabka ay ka haysteen waxaa sidoo kale xiligaan aysan haysan dhalinyaradii ay qaldi jireen oo wada ogaaday ujeedada wahaabiyada waxaana hada khawaariijta soo foodsaartay dhibaato dhaqaale dari maadaama dunida islaamku ay ogaadeen in nimankani ay yihiin bahalada cunaya dhiiga soomaaliyeed,
 
Sikataba ha aahaatee khawaariijta ayaa waxaa ay hada yihiin kuwo gacan ku gabasho ah waxaana isi sooo taraysa marwalba guul daradooda waxaana cadaw ku noqday dadka oo dhan mardhawna waxaa macquul ah in xataa geedaha ay la dagaalamaan dhibta ay umada ku hayaan awgeed.


 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Mugdisho, Somali
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe