

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Gudoomiyaha Ahlusunna
waljamaaca oo si kul uga
jawaabay gafkii kasoo
yeeray Shariif Shaydaan
Gudoomiyaha Ahlusunna
waljamaaca ee gobolada dhexe
Sheekh Cumar Sheekh Maxa’ed
Faarax oo qadka taleefanka
Shir jaraa’id ku qabtay ayaa si
kulul u ga jawaabay hadal kasoo
yeeray Shariif Shaydaan oo ahaa
in culumaa’udiinka Ahlusunna
ka mid yihiin jabhada kajira
soomaliya ayna is ku mid yihiin
Alshabab & Xisbul Shaydaan.
Sidoo kale hadala been abuurka
ah ee shariif ayaa ka mid
ahaa in iyaga iyo Ahlusunna
waljamaaca uu u socdo
wadahadal ay Ahlusunna
ugu soo biireyso kooxda
uu hormuudka ka yahay.
Gudoomiyaha ayaa ku
tilmaamay hadala kasooyeeray
shariif shaydaan in aysan
waxba ka jirin hadalkaasi
oo uu yahay mid been abuur ah
Gudoomiyaha culumaa’udiinka
Ahlusuna waljamaaca Sheikh
Cumar waxaa uu ku
tilmaamay shariifku in uu
yahay ninka abuuray kooxaha
hada qaska ka wada gudaha
soomaaliya islamarkaasna
uu hada qayb ka yahay shabaab
iyo xisbul Shaydaan,
Gudoomiyaha waxaa uu ku tilmaamay
in ay tahay mid uu Gaf wayn uga
galay guud ahaan umada soomaliyeed
gaar ahaan Culumaa udiinka
Ahlusunah in shariifku uu
isku boos galiyo Ahlusuna
iyo shababaab,
Isku soo wada duuboo
waxaa maalmahaan dambe
imaanaya cadaymo sheegaya
in Shariif Sheikh Axmed uu
si weeyn u taageero kooxaha
khawaariijta islamarkaasna
uu xubin sare ka yahay
ururka Al-qaacida, sidoo
kalena waxaa ayana lasoo
cadeeyay in dhamaan
taageerayaasha ururka Al-qaacida
ay xiriir toos ah la’leeyihiin Shariifka.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
Gobolada/dhexe, Somalia
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|