

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Kooxaha Khawaariijta oo
markale Maanta ku Dagaalamay
Galbeedka Magaalada Kismaayo
ee Xarunta Gobolka Jubada
Hoose, waxaana labada
dhinac ee wahaabiyada
soo kala gaaray qasaare
naf iyo Maalba leh.
Ma ahan markii ugu horaysan ee
sidan oo kale ay kooxaha
wahaabiyada ee isku haysta
dhaqaalaha dekeda magaalada
kismaayo ay isku dagaalaan,
dagaalkaan maanta ayaa waxaa
uu ahaa mid aad u culus
waxaana labada dhinac ee
wahaabiyada soo kala gaaray
qasaare aad u ba’an waxaana
midaas lagu tilmaami karaa
nasri alle maxaa yeelay waa
cadaw alle oo dhib ku haya
shacabka muslimiinta.
Sida ay sheegayaan wararka ka
imaanaya dhinacda jubooyinka
ayaa waxaa ay sheegayaan in
dagaalka ay soo qaadeen dhinaca
xisbul sheydaan oo uu hogaaminayo
munaafaqa weeyn ee axmed madoobe
waxaana uu ugu horayntii
uu natiijo la taaban karo ka
keenay dagaalka isagoo
daqiiqado yar uga kor tilaabsaday
boqolaal maydad ah ee kooxda
shabaab oo ugu dambayntii gurmad
xoogan ka heshay magaalada kismaayo.
Qaybtii labaad ee dagaalka
ayaa waxaa iyana laga itaal
roonaaday mujrimka weeyn ee
axmed madoobe , waxaana maanta
goobtaas ka dhacay jab wayn
oo soo kala gaaray wahaabiyada
waxaaana dagaalkaas soo dhaweeyay
boqolaal soomali ah oo ku
tilmaamay in ay tahay sababta
ay wahaabiyadu isku laynayaan
xaqii islaamka ay ka galeen.
Ma ahan wax lalayaabo in ay
kooxaha shabaab iyo xisbul
sheydaan uu dagaal dhex maro
maxaa yeelay waxaa ay awalba
ahaayeen kuwo baadil ku heshiiyay
islamrkaasna ku shirkoobay beec
gaynta dhiiga umada soomaaliyeed
hadana waxa la isku hayaa ma
ahan mabda ee waa dhaqaale
waxaana mid walba u muuqda
dhaqaalaha degada kismaayo.
Ugu dambayntii dadkii awal
aaminsanaa in ay saxan
yihiin kooxaha wahaabiyda hada
ha arkaan in ay yihiin ganacsato
usoo maryo dhigatay dhiiga
umada soomaaliyeed, waxaana
marwalaba mudan in la isweeydiiyo
sababtee keeni karta dad u
istaagay kitaabka Alle in
ay koryeelaan islamarkaasna
ka run sheegaan sunada nabiga
(SCW) oo hadana qofkasta oo
ay arkaan dilaya dadkana ugu
daadanaya masaajidka islamarkaasna
aan cafinayn haweenka hadaba
midaasi waa mid laga been
sheegay, dadka u istaagay
waxaas oo dhan islamarkasna
ka runsheegay waa Ahlusuna
waljamaaca oo ku taagan jidkii
Alle subxaanahu watacaalaa iyo
sunadii Nabigeena (SCW
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
Mugdisho, Somali
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|