Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Shabaabka oo markale fuliyay Rajmintii Been abuurka aheed.


Wararka ka imaanaya deegaanka ceel-boon ee gobolka bakool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay goor dhaw khawaarijta shabaab ay ka fuliyeen falal been abuur ah oo ay ku magacaabeen rajmin iyo tacsiir waxaana ay ku fuliyeen rajminta haweeneey ay sheegeen in ay awal soo martay guur xalaal ah halka wiilkana lagu fuliyay taycsiir islamarkaasna lagu garaacay 100 jeedal.
 
Ma ahan markii ugu horasyan ee shabaabku ay sidaan oo kale ay u fuliyaan tacsiir Xasuuqeedka iyo rajmin waxaana inta badan ay adeegsadaan wahaabiyadu marka la weeydiiyo maxaa cadaynaya in qofkaani sinaysaty ama marqaatiyaal ma u haysaan in ay dhahaan asaga ayaa qirtay waxaana run ah hadii qofka jir dil xoogan lagu sameeyo in uu iska qiranayo wax walba oo la weeydiiyo.
 
Marka la fulinayay falalkaas Naxdinta leh ayaa waxaa goobtaasi joogay eheladii labadaasi qof waxaana ay si weeyn uga murugaysnaayeen dhibaatada lagu samaynayo ehelkooda hadii ay hadlaana waxaa ay ka cabsanayeen in ayagaba sidaas oo kale danbiyo lagu soo oogo.
 
Sida la ogsoon yahay sharciga islaamku waa qabaa in qofkii soo maray meher hadana sinasyta in la rajminayo laakiin waxaa daba yaala sharuudo adag iyo marqaatiyaal ayaguna leh sharuudo sidoo kale waxaa ayana larabaa in ay jirto maxkamad cadaalad ah oo dadka oo dhan ay wada doortoon kuna qanacsan yihiin, hadaba shabaabku intaas oo sifa ah ma layimadeen? jawabtu waa maya.
 
Si kastaba ha ahaatee shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan goobaha ay ka taliyaan khawaarijtu waxaa ay wada sugaamba waa in maalimba mid lala soo baxo oo si bilaa sharci ah goob fagaare ah loogu dal dadalo.hadii kale waxaa sidaa dhaama in ay sameeyaan kacdoon islamarkaasna ay dagaal lagalaan waxaana hubaal ah in wahaabiadya ay ka adkaan lahaayeen maxaa yeelay waxaa shacabka u hiilinaya xaqa ay ku taagan yihiin.


 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Mugdisho, Somalia
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe