

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
C/qadir Soomow oo ah
Saaxiibka mukhtaar Robow
ayaa is ku dayaya in uu kala
qaybiyo Ahlusuna waljamaca
asagoo si been abuur ah
usheegtay in uuyahay Afhayeenka
Ahlusunnah
Nin sheegtay in la yiraahdo
soomoow ayaa waxaa uu sheegtay
in uu yahay afhayeenka Ahlusunnah,
laakiin waxaa beeniyay mas’uuliyiinta
Ahlusuna waljamaaca oo ku tilmaamay
nin kaas in uu ka tirsan yahay
wahaabiayda saaxiibna ay yihiin
afhayeenkii hore ee wahaabiyada
Al-shabaab muqtaar rooboow.
Hadalka kaso yeeray ninkaas ayaa
waxaa uu daba socoday markii uu
gudoomiyaha Ahlusuna waljamaaca
Sheikh Cumar Sh Moxamed Farax uu
radiyay Aflagaado kasoo yeertay
ninka hogaamiya ururka wahaabiyada
ee jabuuti shariif Sheikh Axmed
oo Ahlusuna ku tilmaamay in ay
yihiin Jabhad iyaga iyo shabaabkana
isku boos galiyay.
Aflagaadadaan kaso yeertay shariif
sheydaan ayaa waxaa uu ahaa mid si
weeyn ay uga hanaaqeen Culumada
Ahlusuna waljamaaca waxaana
islamarkiiba ridiyay gudoomiyaha
Ahlusuna waljamaaca oo sheegay
in ay arintaas Culumada gaf ku
tahay islamarkaasna ay Ahlusunnah
jawaab deg deg ah ka bixin doonaan.
Culumada Ahlusuna waljamaaca ayaa
waxaa ay shaaciyeen in ninka
lagu magacaabo soomoow uu yahay
nin aan ayaga ka mid ahayn
islamarkaasna xubin ka ah shabaabka
sababta keentay in uu sheegto
Ahlusunah waxaa weeye ayay
dhaheen Culumada Ahlusuna waa
dhagar ka mid ah qiyaanooyinka
ay adeegdsadaam wahaabiyadu
waxaaana hadaf koodu uu ahaa
in aduunka u tusaan in Ahlusunah
ay kala qaybsan yihiin laakiin
midaas waa lagu ogaaday in ay
ayahd mid aan waxba ka jirin.
Qaar ka mid ah dadka caadiga ah
oo saxaafada lasoo hadlay ayaa
waxaa ay sheegeen in soomoow
uu ahaa nin sidii ilomo yar
oo kale iska hadaaqay Ahlusunana
uusanan ka mid ahayn sababtana
waxaa ay ku sheegeen in la
ogyahay in soomoow yahay nin
loo yaqaano in uu xubin ka
yahay shabaabka.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
Mugdisho, Somalia
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|