

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Dawladaha Caalamka
oo qayb ka ah dhibta ka
jirta Soomaliya maadaama
ay ciidamo utababarayaan
khawaarijta ow hormuudka
ka yahay Shariif Shaydaan.
Waxaan uga digaynaa
dawaldaha caalamka in
ay ka feegignaadaan ciidamada
ay usoo tababaraan kooxda
uu hogaamiyo Shariif Shaydaan,
waxaana shariifku uu
ka mid yahay hogaamiyaasha
ugu sar sareeya ee al
itixaad ku waas oo xiriir
toos ah la’ leh Al-qaida
waxaana uu lug ku leeyahay
kooxaha dhibta ka wada
gudaha Somaaliya.
Boqolaal ka tirsan ciidamo
soomaaliyeed ayaa waxaa
lagu tababaraa meelo ka
baxsan wadanka gudihiisa
waxaana dhamaan ciidamadaasi
oo dhan ay qayb ka qaadanayaan
qaska iyo dhibta ka jirda
wadanka Soomaaliya waxaana
ay dhamaan ciidamada dibada
lagu soo tababaro ay ku
biiraan hawlagalada ay
fuliyaan Khawaarijta ka
dagaalanta Soomaliya.
Hadaba ayadoo amuurtaasi
lawada og yahay ayaa hadana
caalamku uusan ka dhagqaadin
waxaana ay soo hurinayaan
dhibta maanta haysata
shacabka Soomaaliyeed
ee la daalaadhacaya qaxa
iyo abaarta.
Shariif Sheikh Axmed ma
ahan nin ku jira mugdi
waxaana uu isi soo dhigay
meel fagaare ah waxaana uu
si toos ah uga mid yahay
qaswadayaasha ka jira
Soomaaliya, hadaba ma ahan
hadiiba saas loo og yahay
in caalamku ay ciidamo usoo
tababaraan islamarkaasna ay
ciidamadaasi sii walaaqaan
mashaqada ka aloosan wadanka.
Si kastaba ha ahatee waaxaa
hubaal ah in ciidamada lagu
soo tababaro wadanka dibadiisa
ay dadka iyo dalkaba dhib
ku noqon doonaan maadaama ay
ku biirayaan kooxaha Khawaarijta
waxaana midaas
keenaya madaxa ugu sareeya
ee sheydaan Shariif ayaa
waxaa uu xubin buuxda ka
yahay ururweeynaha Al-qaacida.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
Mugdisho, Somalia
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|