Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Ciidamada Culimada Ahlu-Sunna Wal-jamaaca oo Magaalada Gaalkacyo ka fuliyey hawl gallo


Ciidamada Culimada Ahlu-sunna Wal-jaamaaca ee ka arrimiya Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug yaa hawl-gallo balaaran oo ay waayahan oo dhan halkaas wadeen ku soo qab-qabtay dambiila-yaal fara badan oo, halkaas qas ka wadey.
 
Ciidamada ayaa gacanta ku soo dhigey dambiilayaal badan oo isgu jirey gacan-ku-dhiiglayaal, tuugo, burcad, is-baralay iyo Khawaarij qas iyo dhibaato ku hayey qaybta Koofureed ee Magaalada Gaalkacyo.
 
Ciidamda Culimada ayaa intii aysan hawl-galkaan qaadin ka hor iclaamiyey in ay hawl-galkaas fulin doonaan ka dib markii loo caal waayey qas-wadeyaasha caadeystey in khal-khal geliyaan Ammaanka Magaalada Gaalkacyo.
 
Intii ay Ciidamda Ahlu-sunna Wal-jamaaca ku guda jireen hawl-galladaas Amni sugidda ayaa waxaa taageerayey Shacabka Magaalada oo Ciidamada u tilmaamayey meesha ay ku jiraan qas-wadeyaasha iyo meelaha ay ku gabbanayaan.
 
Hawl-galladaas ayaa waxaa soo dhaweeyey Shacabka Magaalada Gaalkacyo, waxayna u mahad-celiyeen Ciidamada Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca, iyagoo ka codsadey in aysan Culimadu u dulqaadan dadka falalka amni-darada ah ka wada Magaalada Dhexdeeda.
 
Ma ahan markii ugu horreysay ee ay Ciidamada Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca ay qaadaan hawl-gallo noocaan oo kale, waxay hawl-galladaan oo kale siyabo kala duwan horey uga fuliyeen dhammeen deeganada hoostaga Maamulka Culimada Ahlu-sunna Wal-jaamaca.


 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe