Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Indhacade oo caan ku ahaa Baad ka qaadiddii wabiga Shabeelaha Hoose, iyo dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed, ayaa maanta Gaf iyo Been abuur ugaystay Culumaa’udiinka Ahlusunah,


Aqlixumadii lagu yaqaanay shaqsiyaadka wahaabiyada ayaa waxaa maanta shirka la yimid indhacade ka dib markii uu sheegtay in Hub farabadan ay Ahlusuna waljamaaca ay ka haysato hubkaasoo Ahlusunnah gacantooda ku soo galay dagaal qaraar oo ay lagaleen ciidamo wahaabiyo ah oo uu usoo diray Gobolada dhexe si ay ula dagaalamaan Culumaa’udiinka Ahlusunnah, dagaalkaas ayaa wahaabiyada looga dilay boqlalaal ka tirsan ciidamadooda waxaana sidoo kale goobtaas la dhigay 20 sargaal ay ka mid ahaayeen Fanax, Timijilic, . Khaalid Mustafa, iyo Abuu:Mansuur_al_Orami
 
Qar’iska tuurka indhacade waa mid lagu yaqanay waana ninkii hada ka hor saxafada la hor yimid waxaan jimacaha ku tukanaynaa Adis ababa isagoo markaas ku sugnaa magaalada muqdisho arintaas aqli xumada ahna waxaa ay fajac galisay guud ahaan caalamka oo dhan qaas ahaan umada soomaaliyeed oo markaas shaqsiyada ninkaas aad u yaqaanay in uu yahay nin aan hadalada uu leeyahay aan ka xishoon islamarkaasna ah nin dhiigyo cab ah marwalbana u taagan qarbudaad iyo dhac aan lookala aabadayin kaasoo uu u geeysanayo shacab aan waxba galabsan.
 
Aqli xumada lagu yaqaan khawaariijta waxaa ka mid ah hadalkii maanta indhacade uu ku yiri waxaa wanaagsanayd in Ahlusna hoos noola hadasho intii aysan ka hadlin saxaafada, maxaa u diiday Ahlusuna in ay idaacada ka sheegaan waxa runta ah iyo hadafkooda ku aadan xukuumada shariif sheydaan oo asba kor u qayliyay hadalkiisa meelwalba laga maqlay.
 
Ma ahan taariiqdha indhacade mid ku jirta mugdi waa mid ay si cad dadka oo dhan ay ula socdaan indhacade waa ninkii xooga ku haystay magaalada marka, waa ninkii canshuurta ka qaadi jiray Biyaha wabiga, waa ninkii dadka caadiga ah ee ku noolaa magaalada marka iyo tuulooyinka ku dhaw dhawba calaa qof ka qaadi jiray lacago baad ah, waa ninkii sidoo doona ka yeeli jiray kumanaan kun oo umad aan waxba ka galabsan waxaana uu ahaa qaa’in si weeyn looga yaqaano koonfurta soomaaliya.
 
Indhacade waxaa uu caan ku yahay in uu yahay shaqsi aan meel ku xasilin waxaa uu ugu horayntii ka mid ahaa qabqab layaashii soo xaalufiyay wadanka, ka dibna waxaa uu ka mid ahaa Xakabadihii, kadib waxaa uu ka mid noqday urur la oran jiray jamhatul islaamiya ka dibna waxaa uu ku biiray xisbul Shaydaan, ugu dambaybtiina wuxuu ugalay kooxda uu hogaamiyo Sheydaan Shariif.


 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe