

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Qeybtii labaad ee muxaadaro
looga hadlayay taariikhda
al-imaam abuu Xasan Al-ashcari iyo
been abuurkii ay bidcadu
kusameeyeen oo kadhacday
magaalada Niarobi ee dalka
kenya.
Muxaadaro siwanaagsan
loosoodiyaariyay ayaa
kadhacday magaalada Niarobi
ee dalka kenya iya doo looga
hadlaayay taariikhdii
abuuxasan Al-ashcari beentii
ay ka faafiyeen bidcada.
Sh.Maxamud Maxamed yare
ayaa dadka uga sheekeeyay
taarikhdii dheereed ee Al-imaam abuu
xasan Al-ashcari isaggoo uu
Sheikhu ka sheekeeyay fahan
kii sii qaali ga ahaa ee
abuu xasan ashcari iyo wixii
ay ka yiraah deen imaam yaalkii
waa weynaa ee qiimaha aan
lasookoobikarin ku lahaa diinta
islaamka sida Al-imaam taajudiin
subki, Al-imaam gazaali,
Al-imaam faqrudiin Al-raazi,
Al-imaam shucbi, Al-imaam
abuubakaru beyhaqi, imaam
mudafir, Al-imaam Alfowzi,
al-imaam xarameyn, Al-imaam
isxaaq, Al-imaam ibnu casaakir,
iyo imam yaal kale oo aan halkaan
lagu sookoobi karin ayna
suura gal aheen in hal bag
iyo wax lamid ah lagu soo koobo.
Sheikha ayaa dadka uga digay
caqiida xumada qabsatay qaar
ka mid ah dadka Somaliyeed
inay ku dhacaan isagoo sheegay
beenta aan xishoodka laheeyn
ee ay wadaan bidcada inay ka
fogaadaan , maxaa yeelay uma
aabe yeelaayaan diinta islaamka
iyagoo ay ula jeeda doodu tahay
in ay burburiyaan diinta islaamka
waxuuna sheegay in aysan usuura
galeen arikaa maxaa yeelay ilaah
ayaa quraan kiisa kariimkaa ku
sheegay in uu dad ku xifdin
doono quraankiisa.
Shiikha waxaa kale oo uu
halkaasi ku cadeeyey beenta
ay wadaan bidcooyinka isagoo
ku tilmaamay wax ka ma jiraan
wuxuuna halkaasi ku cadeeyay
taarikhda Abuu Xasanu al-shcari
iyo kutubtii laga qoray kun
sano ka hor.
qaban qaabiyayaashii muxaadaradaan
oo ahaa dhalinyarada Ahlusunnah
waljamaaca ayaa sheegay in ay
sii wadi doonaan muxadarooyin
kaan oo kale iydoo dad ka
soomaaliyeed loo cadeyn
doono xaqa sida uu yahay.
W\D Xuseen Xaaji Farax (Carafaat)
xuseenxaaji0@hotmail.com
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|