Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Diyaarado xalay oo dhan dul heehaabayey Magaalada Kismaayo


Dayuurado dhawr ah oo joog hoose ku socday ayaa xalay oo dhan kor meerayey Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.
 
Diyaaradahaan ayaa guuxaada waxaa maqlayey dadka deggan xaafadaha Magaalada Kismaayo, kuwaas oo saamayn aad ah ku yeeshey dadka ku dhaqan magaalada Kismaayo.
 
Diyaarahaan ayaan la aqoon halka ay ka yimaadeen iyo cidda leh toona, hase yeeshe wararka qaar ayaa sheegaya in ay Diyaaradahaani ay ahaayeen sir-doon, oo ay wateen qalabka wax duuba, si loo ogaado markaas awoodda Khawaarijta Joogta magaalada Kismaayo, iyo halka ay ku jiraan Hormooud yada Khawaarijta Kismaayo ka arrimisa.
 
Waxay wararku intaas ku darayaan in diyaaradahaas laga lahaa waddanka Mareykanka oo ay baadi goob ay ugu jireen dambiile-yaal Soomaaliya ku dhuumaalaysanaya.
 
Si kastaba ha ahaatee, waxay diyaaradahaas xalay oo dhan dul meerayeen Magaalada Kismaayo, taasoo baqdin iyo naxdin ku riddey Khawaarijta, oo sida la sheegey ilaa iyo xalay aan la seexan wal-wal dartiis.
 
Ilaa imminka wax war ah kama soo bixin Ururka Khawaarijta Al-shabaab oo Afduubka ku haysta Magaalada Kismaayo oo ku aaddan Diyaaraha Xalay oo dhan Dul heehaabayey Magaalada Kismayao.


 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe