Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Shariif Sheydaan oo Markale Sheegay in waxii ka soo hara kooxdiisa ay yihiin Jamhad islamarkaasna Ahlusuna Waljamaaca ay ka mid tahay Jamhadaas sida Shabaab, iyo Xisbul Shaydaan. waxaana Gaf labaad uu Wahaabigaasi u Geeystay Ahlusuna.


Shariif Sheydaan ayaa waxaa uu mar kale maanta saxaafda ka sheegay in ay tahay wax laga xumaado in Culumada Ahlusuna waljamaa ay ka xanaaqaan hadal kiisii ahaa in ay yihiin jamhad islamarkaasna uu la dhinac dhigay wahaabiyda Shabaab iyo kuwa xisbul sheydaan midaasna waxaa ay daliil u tahay aqlixumada wahaabiyada hadana ay ku doonayaan in ay hogaanka uqabtaan umad dhan masiirkeeda.
 
Shalay ayay ahayd markii uu hadal sidaan oo kale ah uu saxaafada lasoo hor fariistay indhacade oo sheegay in hubka ay haysato Ahlusuna waljamaaca uu yahay hubkiisii, hubkaasoo awood iyo xoog looga qaatay loogana dilay goobta looga furtay hubkaas faraha badan in kabadan 20 saraakiil ah.
 
Hadaladan kasoo yeeray Shariif Sheydaan ayaa waxaa ay yihiin kuwo si weeyn dadkii dhagaystay ay ula yaabeen waxaana hada dood ay ka taagan tahay in Shariifku uu maskax ahaan u xanuunsan yahay iyo in kale laakiin arintu sidaas ma ahane waxaa uu Shariif Sheydaan hadlay aqligiisa waana mid ay kawada siman yihiin guud ahaan wahaabiyada oo dhan mana ahan mid u soconaysa in Culumada Ahlusuna waljamaaca ay yihiin jamhad hadalka wahaabigaasna ku noqon maayaan ee waxaa uu la mid yahay dameer ciyay oo kale.
 
Si kastaba ha ahaatee maanta Ahlusuna waqljamaaca iyo wahaabiyada waxaa ka dhaxeeya qofwalba waa og yahay waxaana weeye xabad iyo dagaal hadana waxaa Ahlusunnah ay diyaar garoow ugu jiraan sidii ay isku raacin lahayeen haraadigii ka haray khawaarijta casriga kuwasoo hada iskugu biyo shubtay in ay idaacadaha ka hdlaan oo kaliya islamarkaasna hadal kaliya maciin biday.


 

 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Mugdisho, Somalia
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe