

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Minnesota oo dacwad lagu soo oogay
nin loo haysto in uu ka danbeeyay
dhoofintii ciyaalkii ku biiray
Khawaarijta Alshabaab
Maxkamada federaalka
ee wadanka maraykanka
ayaa waxaa ay maanta
dacwad ku soo oogtay
cumar cabdi oo ahaa nin
kii ka dambeeyay dhoofinta
iyo kula talinta lix
dhallinyaro soomaaliyeed
ee maskaxda laga qalday
waxaana dhalinyaradaas ka
mid ahaa shirwac axmed oo
isku miidaamiyay waqooyiga
soomaaliya bishii Octobar
ee sanadkii hore.
Ninkaan ayaa waxaa uu ka
mid yahay dadka sida ba’an
maskaxda uga xada dhalinyarada
soomaalliyeed ee qurbo joogta
ah islamarkaasna waxyaabaha
qaldan ee ay samaynayaan
saxda uga dhiga waxaa cumar
iyo rag la shaqeeyaba ay si
bilaa naxariis ah uga
ganacasadaan dhalinyarada
soomaaliyeed ee inta badan
aan lahayn aqli ku filan.
Masjidka Abuubakar ee ku
yaala magaalada Minnesota
ayaa waxaa uu yahay goobta
kaliya ee sida aadka ah
looga diro dhalinyarada da’da
yar kuwasoo dhibaato u geeysta
shacabka soomaaliyeed, sidoo
kalena waxaa ay ku halligaan
naftooda iyagoo isqarxiya
waana su;aasha inta badan
dadku isweeydiiyo sida qof
sheeganaya in uu yahay muslim
uu iskugu qarxinaya qof kale
oo muslim ah waxaana filayaa
midaasi in ay tahay istaraatiijiyo
dagaal ee aysan ahayn arin huwan
diin iyo caqiido toona.
Cumar cabdi ayaa waxaa uu
noqonayaa ninkii 7-aad ee
sidan oo kale lagu soo eedeeyo
ka gacansiga dhalinyarada
soomaaliyeed ee aan wali
yeelan aqli ku fulin ee ay
ku kala gartaan saxda iyo
qaladka.
Sikastaba ahaatee istaraaijiyada
dagaal ee wahaabiyada iyo midooda
gacansi ayaa waxaa ay maalinba
u adeegsadaan habab casri ah
sida ka ganacsiga wiilasha
yar yar ee loo dirayo soomaaliya
ka dibna inta jirkooda oo
dhan lagu xiro bumbooyin
la amrayo in uu isqarxiyo,
hadii ay run ka tahay amaba
jano lagu tagayo maxaa loo
arki waayay raga waaweeyn
sida Rooboow Abuu masnuur,
Xasan daahir aweys iyo Cali
dheere may is miidaamiyaan
iyaga oo hadba diraya wiilal
yar yar oo ay daroogo siiyeen
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
Minnesota, U.S.A
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|