Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

mustaqiimcom@hotmail.com


A ahlusunna

albaabuldiin

nasrudiin

nuuruliimaan

shaaficiyah

shariica

warsheekh

Allpuntland

aminarts

bbcs omali

C

calanka

D

dayniile

G

galgaduudpost

gedonet.com/

gedoweb

gargaarka

H

hiiraan

hornafrik

j

jowhar

m

mustaqiim

N

nuuruliimaan

S

shariica

shaaficiyah

W

warsheekh

waagacusub

wadanka


Ahlusunnah Waljamaaca oo soo bandhigtay Nin Ajnabi ah oo eey ku Dileen Dagaalkii kadhacay 18-Bishaan Deegaanka Dab-Qurun oo U dhow Tuulada Wabxo baritaan kabacdi


Ahlusunna Waljamaaca ayaa maantay soo bandhigtay sawirka Nin Ajnabi ah oo ku geeriyooday Dagaal ku dhex maray Dagaanka Dab-Qurun Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca & Khawaarij Ajnabi u badan kuwaasoo ka dagaalamaayay somalia ilaa horaantii 2006dii sida ku cad muuqaalo iyo qoraalo laga helay jeebabka Ninkaan Ajnabiga ah oo heysta dhalashada Dalka Sweden islamarkaana kasoo jeeda asal ahaan dalka marooko,
 
Ninkaan ayaa ku geeriyooday dagaal ka dhacay 18-May-2009 Dagaanka Dab-Qurun oo u dhow Tuulada Wabxo, Dagaalkaan ayaa ahaa mid lagu bur buriyay saldhigii ugu weyn ee laga abaabulo dagaalada eey khawaarijta ku qaadaan Tuulada Wabxo iyo degaanada u dhow.
 
wararka ayaa intaa ku daraya in eey u baqdeen tiro aan la aqoon oo isugu jirta ajnabi ah iyo Somali dhanka Degmada Ceel-buur ee G/galgaduud.
 
Dagaalka oo ahaa mid eey kasoo hooyeen Culumada Ahlusunnah Waljamaacah Guulo waaweyn ayaa la xaqiijiyay in eey uga dhimatay khawaarijta ilaa 83 kamid ah Canaasiirta khawaarijta, dhanka Culimada Ahlusunna Waljamaaca waxaa uga dhintay 1 sheekh waxaana uga dhaawacantay ilaa 3wadaad.
 
Dhanka kale Culimada Ahlusunna Waljamaaca ayaa bilaabay in ey xoojiyaan jiidaha hore ee dagaalka, waxeeyna noo xaqiijiyeen dadweeynaha ku nool degaanada G/Dhexe Culimo aad u fara badan oo kusii qul qulaya jiidaha hore ee dagaalka, lamana oga in eey u diyaar garoobayaan weeraro ka dhan ah khawaarinta ku sugan degaanada kamid ah G/Dhexe sida Maxaas/Ceel-buur & kuwo kale.
 
Culimada Ahlusunna Waljamaaca ayaa u xil saartay hogaaminta Dagaalka Rag isku darsaday Cilmiga Diinta islaamka & Qibradaha dagaalka kuwaasoo lasheegay in eey yihiin qaarkood janaraalo qibrad badan u leh dhanka milatariga iyagoo kasoo qabtay milatarigii somaliya jagooyin sar-sare .
 
Qurans
muuqaalkaan waa nin ajnabi ah oo lagudilay dab-qurun oo kudhaw tuulada wabxo Qurans
muuqaalkaan waa wajiga ninka ajnabiga ah oo lagudilay dab-qurun oo kudhaw tuulada wabxo Qurans
muuqaalkaan waa gacanta ninka ajnabiga ah oo eey kamuuqato waxyeelada rasaasta Qurans
muuqaalada ajaaniibta kadagaalamaysa somalia Qurans
muuqaalada ajaaniibta kadagaalamaysa somalia Qurans
muuqaalada ajaaniibta kadagaalamaysa somalia Qurans
muuqaalada ajaaniibta kadagaalamaysa somalia Qurans
nasrullaah al-turkustaani wuxuu kamidyahay ajaaniibta kadagaalanta somalia





Qurans


Xafiiska Wararfaafinta mamulka ahlusunnah wajmaacah ee bartamaha somalia
 
dh/reeb-somalia
 
xuquuqda dabacaawa waaladhiibay

mustaqiimcom@hotmail.com

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe