

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Tahriibeyaal Soomaali ah oo
ay ka barakiciyeen Khawaarijtu
Soomaaliya ayaa lagu dilay
xadka u dhaxeeya Sacuudiga
iyo Yemen
Dhallin-yaro gaareysa
ilaa 12 oo ka barakacay
dagaallada iyo Colaadaha ay
ka hurinayaan waddanka
Soomaaliya Ururada Khawaarijta
ayaa shalay lagu laayey xadka
u dhexeeya Sucuudiga iyo Yemen.
Dhallin-yaradaan ayaa markii
la leynayey ka gudbayey xadka
Yemen iyagoo ku sii jeedey
Waddanka Sucuudiga, oo ay
doonayeen in ay ka soo
shaqeystaan ka dib markii
ay wax shaqo iyo nolol ah
ay ka waayeen waddanka Yemen.
Ciidamo taabacsan milatriga
Sucuudiga ayaa ku amrey dhallin
yaradaas in ay istaagaan,
hase yeeshee dhallin yarada
ayaa ka madax adeygay amarkaas,
halkaas oo Ciidamadu rasaas
qabadsiiyeen dhallin yaradaas.
Isla gobtaas ayaa waxaa ku
geeriyoodey 11toban ka mid
ah dhallin yaradaas, halka
mid ka mid ah aysan rasaastu
haleelin, oo uu ka badbaadey,
isagoo isla markiiba dib ugu
laabtey waddanka Yemen.
Xadka ay dhallin-yaradu
gooynayeen ee u dhexeeyey
labada waddan ee Yementa
iyo Sucuudiga ayaa waxaa
ka socda dagaal u dhexeeya
labada waddan Ciidamadooda
oo meel ah iyo kooxda
Xuuthiyiinta oo meel ah.
Dagaalkaan ayaa socda muddo
labo toddabaad ah, iyadoo
labada dawladood ay doonayaan
in ay waddanka Yemen ay ka
sifeeyaan Shiicada, kooxda
loo yaqaan Xuuthiyiinta, oo
garab iyo dhaqaalo ka hela
waddanka Eeraan.
Dhallin-yaradaas Soomaaliyeed
ee Tahribka ahayd ayaa markii
la laynayey loo maleynayey in
ay yihiin dad ka mid ah garab
yada halkaas ku dagaalamaya,
maaddaama markii amarka la
siiyey ay joogsan waayeen.
Dhibaatooyinka Shacabka
Soomaaliyeed meel kasta
ku haysata ayaa waxaa masuul
ka ah Ururada Khawaarijta
ee ku dul dagaalamaya Maatida
Soomaaliyeed ee awal horey
ula daalaadhacsanayd dhibaayinkii
dagaalada Sokeeye.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|