Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Kooxaha Khawaarijta oo shalay markale dagaal qaraar ku dhex maray duleedka magaalada kismaayo


Laba kooxood oo ka kala tisan kooxaha khawaarijta ayaa waxaa shalay uu dagaal qaraar ku dhex maray tuulo ku udhow magaalada kismaayo ee gobolka jubada hoose waxaana dagaalkaasi uu daba socday mi kal hoe ay wahaabiyadu sidan oo kale ay iskugu qabsadeen dhaqaalaha dekeda magaalada kismaayo.
 
Dagaalkaan ayaa waxaa uu yahay mid keenay isku qabsi dhaqaale taasoo ay wahaabiyadu awalba ahaa hadafkooda koowaad in ay tabcaan dhaqaale waxaana kooxda shabaab ay isasiiyeen dhamaan dhaqaalihii ka soo baxayay dekadaasi wallow ay wararka qaar sheegayaan in xataa wahaabiadya shabaab dhexdoodu uu ka jiro muran ku aadan dhunsi dhaqaale oo lagu eedeeynayo qaarka mid ah mas;uuliyiinta shabaabka.
 
Kooxaha wahaabiyada ayaa waxaa ay maalmahaan dambe ku mashquul san yihiin dagaalo dhexdooda ah iyo muarano ku aadan isku qabsi hanti taasoona ahayd lafdhabarka ujeedooyinkooda ay u dhisan yihiin waxaana hada cadaaday in wahaabiyadu ay yihiin kooxo u dhisan mabda’ahaan sida shirkadaha ganacsiga oo kale waxaana ay inta badan qilaafyadooda keena isku qabsiga hantida iyo lacagaha ay ka dhacaan shacabka soomaalieey.
 
Dagaalkaan ayaa waxaa uu ahaa mid keenay qasaare badan waxaana labada dhinac ee wahaabiyada soo kala gaaray dhimasho aad u badan waxaana goobtii lagu dagaalamay wali ka jira xasarad, labada dhinacna waxaa laga dareemayaa in ay isku hub aruusanayaan.
 
Dagaalkaan u dhaxeeya kooxaha wahaabiyada ayaa waxaa si weeyn u taageeraya guud ahaan shacabka soomaaliyeed oo ay nimankasi dhib weeyn ku hayay.


 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Mugdisho, Somalia
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe