Quraan
Home | Tafsiir | Axadiis | Muxaadro | Siiro | Naxwe | contact
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Sirdoonka Waddanka Kanada oo baaritaan ugu jira dhallin-yaro Soomaaliyeed oo ay Duufsadeen Khawaarijta Al-shabaab


Waxaa waayadan dhan socda baaritaan ay ku samaynayaan sirdoonka waddanka Kanada Dhallin-yaro kor u dhaafeysa ilaa 8 oo u baxay waddanka Soomaaliya, taasoo sida wararku sheegayaan ay dhoofiyeen Khawaarijta waddanka Soomaaliya ka hawl-gasha.
 
Sirdoonka ayaa wada wareysiyo ay la yeelanayaan waaridiintii ciyaalkaas dhalay, oo ay waydiinayaan markii ugu dambeysay ciyaalka iyo ciddii ay saaxiibka la ahaayeen iyo weliba waxay qabanayeen maalmihii ugu dambeysay.
 
Sirdoonka ayaa markii ciyaalka la waayey isla markiiba u dhaqaaqey dhanka masaajidda Soomaalida halkaas oo ay ku tuhmeen in ciyaalkaas laga dhoofiyey. Wareysi dheer ka dib, haddana waxay sirdoonkii u dhaqaaqeen dhankaas dhallin-yaradii ay saaxiibka la ahaayeen, waxay sidoo kale wareysiyo aan kala joogsi lahayn la yeesheen Waaridiinta Carruurta maqan.
 
Sida la aamisan yahay, waxaa ciyaalkaas kaxeeyey Urururka Khawaarijta Al-shabaab, oo Soomaaliya kula dagaalama Muslimiinta Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.
 
Ma ahan markii ugu horreysay oo ay Khawaarijta Al-shabaab soo duufsadaan Dhallin-yarada da’da yar ee ku nool waddana Reer-galbeedka, waxay horey uga soo duufsadeen Dhallin-yaro badan waddanka Mareykanka, kuwaasoo intii badnayd ay ku dhinteen waddanka Soomaaliya.
 
Sida uu xaqiijiyey Sargaal dhawaanahaan ka soo fakadey Ururka Khawaarijta Al-shabaab, waxaa jira nin u qaabilsan carruurta Qaxootiga ah ee ku nool waddamada Shisheeye, oo soo dhoofiya, waxaa kale oo jira dad carruurta ka kaxeysta Masaajidda ay Maamulaan dadka Taageera Khawaarijta.


 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe