

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Ciidamada Ahlu-sunna Wal-ajaamca
oo hawl gal ay ka samaynayeen
Gobolada dhexe ku so qabtay
rag sitay Waxyaalaha qarxa
Saxaafadana usoo bandhigay
Maamulka Ahlu-sunna Wal-ajaamca
ee ka arrimiya Magaalada Guriceel
ayaa maanta hawl-gal ay samaynayeen
ciidamada Taabacsan Culimada waxay
ku soo qabqabteen rag maleegayey
walaxa qarxa.
Ciidamada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ayaa markii ay hawl-galkaan
qaadayeen waxay horey u sii
hayeen warar xog ogaal ah oo
ay ka heleen raggaas iyo
waxyaabaha qarxa oo ay la
maaganaayeen Shacabka ku nool
Magaalada Guriceel ee Gobalka
Galguduud.
Madaxa Amniga ee u qaabilsan
Culimada Ahlu-sunna Magaalada
Guriceel ayaa sheegey in raggaas
la qabtey ay qorsheynayeen
Qarax ayana haysteen Bumbada
gacanta laga tuuro.
Waxaa la aaminsan yahay in
raggaas la qabtey ay ka
dambeeyeen Khawaarijta oo
waayadan oo dhan ku mashquulsanaa
sidii ay u khal-khal gelin
lahaayeen amniga Magaalooyinka
ay maamulaan Culimada Ahlu-sunna
Wal-jamaaca iyo Shacabka
deegaanadaasba.
Ciidamada Aminga ee Culimada
Ahlu-sunna Wal-jaamaca ayaa
iyaga oo arrintaas ka shidaalqaadanaya
adkeeyey amniga Gobalada
dhexe, har iyo hamiina u taagan
difaaca iyo sugidda amniga
Gobalada dhexe.
Maamulka Culimada ayaa sheegey
in raggaas la qabtey ay hor
geyn doonaan caddaaladda Magaalada
Guriceel, lana waafajin
doono sharciga iyo qaanuunka
Maxkamadda Culimada Ahlu-sunna
Wal-ajaamaca ee Dagmada Guriceel.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|