

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Xoogaga Ahlusunah oo dagaal
ku dhufoo ka dhaqaaq ah ka
fuliyay Degmada B/Xaawo
Xoogagga Ahlusuna waljamaaca
ee gonbolka gedo ayaa waxaa
ay xalay fiidkii ay weerar
lixaad leh ku qaadeen saldhiga
booliska degmada b/xaawo ee ay
gacanta ku hayeem wahaabiya
waxaana halkaas
ka dhacay dagaal looga awood
ronaaday khawaarijta casriga,
Dagaalkaan ayaa ahaa mid si
wanaagsan loo soo qorsheeyay
waxaana ay Xoogga Ahlusuna gacanta
ku dhigeen saldhigaas oo ay
iskaga carareen wahaabiyadii
xiligaas ku sugnayd waxaana
ay halkaas ka heleen Culumada
Ahlusuna waljamaaca hub iyo rasaas.
Markii ay muda haysteen ayay
ciidamada Ahlusuna waljamaaca
ay iskaga baxeen halkaasi
waxaana ay hada ku sugan yihiin
duleedka magaalada baledxaawo
ee gobolka gedo.
Magaalada B/xaawo ee gobolka
gedo ayaa waxaa awal gacanta ku
hayay wahaabiyada shabaab oo
Afduub ku hayay dadka deegaanka
oo ay lacago baad ah ka qaadan
islamarkaasna ay ku fuliyaan
wax walba oo ay iyagu doonayaan,
dadka ku dhaqan deegaanka b/xaawo
ayaa waxaa ay si weeyn u soo
dhaweeyeen soo galitaanka culumada
Ahlusuna waljamaaca iyagoo doonaya in ay mar arkaan
wahaabiyada oo magaalada iskaga
huleela.
Dagaalkan ayaa waxaa saxaafada u
sheegay Sh Xasan C/laahi Maxamuud oo
ah sargaal ka tirsan culumada
Ahlusuna waljamaaca waxaana uu
ku tilmamay dagaalkaasi in uu
ahaa mid u fulay sidii loogu
talagal islamarkaasna ay culumadu
guul weeyn ay kazoo hoyeen hadana
ay dib ugu noqondoonaan gudaha
magaalada baladxaawo oo aysan
hada sidaasba uga sii fogayn,
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
B/Xaawo, Somalia
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|