

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Waxaa sii badanaya Dadka
ka Qaxaya Madaafiicda ay
isku Garaacayaan Kooxaha
Wahaabiyada ee ku Dagaalamaya
Caasimada Soomaaliya oo ay
kala Hogaaminayaan Shariif
Sheydaan iyo Alshabaab iyo
Xisbul Shaydaan oo meel ah.
Waxaa sii badanaya qaxa
dadka ku dhaqan caasimada
soomaaliya ee muqdisho ku
wasoo ka cararaya madaafiicda
ay isku ridayaan kooxda shariif
sheydaan iyo kuwa shabaabka
kuwas oo aan aaba
yeelayn dadka rayidka ah.
Dadka shacabka ah ayaa waxaa
iskugu darmay dil qax iyo
dhac ay u geeysanayaan kooxaha
wahaabiyada ee ku dagaalamaya
Gacan ku haynta magaalada
muqdisho waxana dhibta ugu
weeyn shacabka hada u geeysta
sheydaan shariif oo ahaa ninkii
abaabulay wahaabiyada oo dhan.
Daraasad ay soo sameeyeen
dad si toos ah wax uga qora
arimaha soomaaliya ayaa waxaa
ay ku qiyaaseen dadka ay wax
kasoo gareen dagaaladii iyo
madaafiicda ay wahabiyadu u
adeegsadaan shacabka masaakiinta
ah ay kor u dhaafeen ilaa
20,000 konton kun laga soo
bilaabo xiligii ay soo bexeen
maxaakiimta waxaana qiyaastaas
ay sheegaysaa dadka ugu badan
waxaa xasuuqa u geeystay in uu
yahay sheydaan shariif oo hadana
wali sii wada xasuuqa
Xasan daahir aweeys ayaa waxaa
uu asna ka mid ahaa dadka sida
weeyn uga qayb qaatay xasuuqa
shacabka soomaaliyeed,
Xasan Daahir Aweeys ayaa waxaa
uu hada ku nool yahay ceelasha
biyaha ee magaalada muqdisho
waxaana uu ku jawaabay mar la
weeydiiyay maxaad uga carartay
magaalada muqdisho oo aad u
dagtay xeryaha dadka aad xabada
uga soosaartay gudaha caasimada,
waxaa uu ku jawaabay “ Anigu
waxaan ahay Malayga oo kale
maxaa yeelay malaygu kuma
noolaan karo meel aan lahayn
biyo ana sidoo kale kuma
noolaan karo meel aysan
joogin shacab masaakiin
ah oo aan iska xijo xabada.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
B/Xaawo, Somalia
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|