Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


TACSI TIIRAANYO LEH: Allaha unaxariistee waxaa habeenkii Talaadada ahayd ku geeriyooday magaalada guraceel ee Gobolka galgaduud sheekh cali cadoow kulmiye


dhamaan culimaa,udiinka Ahlusunna waljamaaca ee ku nool Daafaha caalamka waxay Tacsi tiiraanyo leh udirayaan Eheladii iyo qaraabadii iyo Culimadii uu ka geeriyooday Marxuum sheekh cali cadoow kulmiye oo ku Geeriyooday Degmada Guriceel Habiinkii Talaadada ahayd taas oo taariikhdu ku beegnned 24/10/2009 .
 
markale ayay culimada tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qarabadii iyo ehelkii uu ka geeriyooday marxuunka ayagoo allaha wayn u waydiinaya janaatul firdoowsa
 
amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin:
 

culimada tacsida direesa waxaa ka mid ah:
 
1. sh. abdirisaaq maxamed al-ashcari
 
2. macalim salaad xuseen
 
3. macalim nuur daahir
 
4. macalim liibaan cusmaan
 
5. sh. maxamed yuusuf xeefoow
 
6. sh. saciid sheekh muxamed c/rixmaan
 
7. macalim maxamuud jimcaale
 
iyo dhamaan maamulka Ahlusunna waljamaaca ee ka arimya Goballada Dhexe ee wadanka soomaaliya .
 
waxaa soo diyaariyay:
 
Zaadaat2@hotmail.com
 
galgaduud guriceel:


 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe