

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Muxaadaro si cajiib ah loo soo
agaasimay oo ay ka soo qayb
galeen Boqolaal qof oo
soomalia ah ayaa ka dhacday
magaalada Nairobi ee wadanka kenya
qeybtii sedexaad ee muxaadaro looga
had laayay Aayadaha mushabihaadka
ah ee ku soo arooray Quraanka
iyo fahan xumadii bidcada oo
ka dhacday magaalada Nairobi ee
dalka kenya.
Boqolaal qof oo ku nool magaalada
Niarobi ayaa ka soo qeybgalay
Muxaadaro looga hadlaayay Aayadaha
mushabihaadka ah ee kusoo arooray
Quraanka kariimkaa iyo sidii ay
Aayadahaas ufasireen Asxaabtii,
Taabiciyiintii, iyo iimaamyaalkii islaamka
ugu waa weynaa sida Al-imaam Abuu Xaniifa,
Al-imaam maalik Al-imaam Shaafici,
Al-imaam Axmed binu Xambal,
Sh.Maxamuud Maxamed Yare(Sh.Maxamuud Dheere) ayaa
fahankaas ku tilmaamay in uu yahay
fahanka ay ictiqaad sanyihiin
dad ka ku abtirsada Ahlusunnah
waljamaaca, Ahlu biducuna ay
banaanka ka yihiin fahankas qaaliga ah .
waxa kale oo uu Shiikh Maxamuud
dadkii ka soo qeyb galay Muxaadaradasi
u cadeeyay in ay hada joogan dalka
Somaliya kooxaha Khawaarijta isagoo
cadeyn uga dhigay in wixii khawaarij
ahaa ee soomaray Aduunka ay
ka mideeys naayeen Sayid Cali
karamalaah wajhahu in uu ahaa mid
ridoobay, Sidoo kale Sheika ayaa
soo ban dhigay
kutub laga qoray khawaarijta kun
sano ka hor, khawaarijta garnigaanna
ku cadeeyay Cajal lagu soo ban
dhigay Ninka hugaamiya khawaarijta
garniga oo uu oranyo Sayid Cali(RC)
dilkii ladilay waa saxnaa taas oo uu
Sheikhu sheegay in uu ku raacay
aaba yaashiisii horeeyay ee khawaarijta.
waxa kale oo uu sheikhu sheegay
in dilka iyo xasuuqa islaamka
ay tahay calaamadihii khawaarijta
taas oo uu sheegay in uu nooga
digay Nabigeena Muxamad(CSW)
isagoo ku tilmaamay xabiibkeena
Muxamad in ay yihiin kuwa umada
ugu sharta badan ayna yihiin kuwo sawiraa.
Guntii iyo gaban gabadii
Sheikha ayaa ilaahey uga baryay umada
Somaliyeed in uu ilaahey ka dulqaado
dhibaatada khawaarijta ilaa heyna uu
gacantooda kor ka dhigo kuwa la dagaalamaya
khawaaritaas.
Soo diyaariyayaashii Muxaadaradaasi ayaa
sheegeen in ay sii socondoonto
Muxaadaradaasi looguna talo galay
in ay kafaa iideystaan dad ka
muslimiintaa ee ku nool magaalada
Niarobi iyo agagaaraheeda iyadoo
loogu cadeen doono dadka Xaqa iyo
sida uu yahay.
Xuseen Xaaji Faarax (Carafaat)
xuseenxaaji0@hotmail.com
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
Nairobi, Kenya
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|