Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Khawaarijta Alshabaab oo WFP amar ku siiyay in ay Raashinka ka gadato Beeralayda Somalida maadaama inta badan Beeraha koofurta Somalia ay xoog ku haystaan Alshabaab


Khawaarijta Alshabaab ayaa waxaa ay xoog ku haystaan Beero farabadan oo ay leeyihiin dad masaakiin ah kuwaas oo hada intabadan ay gaajo u dhinteen qaarna ay u adkeysan waayeen gumaysiga khawaariijta oo iskaga haajiray beerahooda waxaana sidoo kale uga shaqeeya beerahaasi dhalinyaro farabadan oo ah dadka laga tirada badanyahay .
 
Wahaabiyada Shabaab ayaa waxaa ay ku xireen hey’adaha in ay raashinka ka gaataan beeralayda Soomaaliyeed waxaana ay rabaan wahaabiyadu in ay halkaas ka helaan dhaqaale ay u isticmaalaan waxyeelaynta ay ku hayaan Shaabka Soomaaliyeed. Wahaabiyada Shabaab ayaa waxaa Maalmahaan dambe soo foodsaaray dhaqaale la’aan aad u daran ka dib markii ay yaraadeen hey’adaha ka hawlgala meelaha ay ka taliyaan wahaabiyada shabaabka iyo dhaqaale yari soo foodsaartay qoysaskii ay lacagaha baada ah ka qaadi jireen.
 
Dhaqaala la'aantaan saamaysay wahaabiyada ayaa waxaa ay ku keentay in ay yaraato dhaq dhaqaaq yadoodii waxaana amuurtaan laga dareemi karaa meel walba oo ay wahaabiyada joogaan.
 

 
Si kastaba ha ahaatee arintaan ayaa waxaa hada ka taagan muran weeyn oo ku aadan sidii lagu wajihi lahaa amuurtaan waxaana lagu wadaa in guud ahaan hey’adaha oo dhan ay iskaga guuraan goobaha ay ka taliyaan xeryaha qaxootiyadana loo soo rarao goobaha amaanka ah sida gobolada dhexe ee ay ka taliyaan Culumada Ahlusunah waljamaaca.


 

 

 
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
 
Muqdisho, Somalia
 
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe