

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Xarakada Tabliiqa oo ka mid
ah Khawaariijta Casriga
ayaa waxaa lagu qabqabtay Gobolka
Galgaduud oo ay hada Gacanta
ku hayaan Culumada'udiinka Ahlusuna
Waljamaaca.
Tabliiqa ayaa waxaa ay ka mid
yihiin wahaabiyada waana
Nimanka shabaabka u sahla
in ay hawlgalada ay fuliyaan
suurto gasho si fudud
islamarkaasna ka taageera
dhinaca sirdoonka,
waxaana arintaan soo shaac baxday
markii uu sheegay wahaabi
kasoo fakaday shabaab islamarkaasna
u galay kooxda Shariif
Sheydaan waxana uu wahaabigaasi sheegay
marka shabaabku ay soo galayaan
gudaha wadanka in ay ku soo
galaan qaab tabliiq ahaan ah.
Tabliiqa ayaa waxaa ay si toos
ah uga mid yihiin kooxaha
wahaabiyada marka dhan loo eegana
waa ayba ka daran yihiin maxaa
yeelay waxay uxil saaranyihiin waaxda sirdoonka ee
wahaabiyada waxaana loo diraa
meelaha larabo in hawlgalo
laga fuliyo, waxaana Maalin dhaweeto
dib looga soo celiyay in ay
gudaha ugalaan Gobolada dhexe Somalia
Sidoo kale tabliiqa ayaa waxaa
ay xasuuq ka geeysteen Magaalada Muqdisho
xiligii ay socdeen dagaalkii Maxaakiimta
waxaana ay dadka ku leeyn jireen
qaab aan la fahmi Karin waxaana
ugu badnaa goobaha ay dadka ku
Xasuuqeen agagaarka Masjida
Abuu hureeyra ee magaalada
Muqdisho.
Masaajidka ku yaala xaafada
suuq bacaad ee magaalada
muqdisho oo xarun u ah tabliiqa
ayaa waxaa gudoomiye ka ah
sargaal ka mid ah wahaabiyada
Shabaab waxaana uu Khuruujka
labaxaa marwalba Tabliiqa,
Marka Tabliiqu waa sahanka
iyo hooska wahaabiyada
waxaana uga digaynaa dadka
Soomaaliyeed in aysan aaminin
una malayn in ay yihin
wadaaado dar Alle u socda
ee waa sahanka khawaariijta.
Xafiiska War-qabadka Ee Mustaqiim.com
Gobolada Dhexe, Somalia
E-mail: mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|