

BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Contect Us
Mustaqiimcom@hotmail.com
A
Ahlusunna
Albaabuldiin
Nasrudiin
Nuuruliimaan
Shaaficiyah
Shariica
warsheekh
Allpuntland
Aminarts
bbcs omali
C
Calanka
D
Dayniile
G
Galgaduudpost
Galgaduud.net
Gedonet.com/
Gargaarka
H
Hiiraan
Hornafrik
j
jowhar
m
Mustaqiim
N
Nuuruliimaan
S
Shariica
Shaaficiyah
W
Warsheekh
Waagacusub
Wadanka
|
Maamulka Culumaa'udiinka Ahlu-sunna Wal-jamaacah
oo Munaasabadda Ciidul-Adxada hambalyo
u diraya Shacabka Soomaaliyeed
Afhayeenka Culimada Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ee goballada dhexe Sheekh
C/risaaq Maxamed Cali Mire “Al-Ashcari”
ayaa Musaabadda Ciidul-adxada
darteed Hambalyo u diraya dhammaan
Shacabka Soomaaliyeed meel
kasta oo ay ku nool yihiin.
Shiikh C/risaaq Al-ashcari
ayaa Munaasabadda maalinta
barakeysan hambalyo iyo bogaadin
diirran u diraya Ummad-weynta
Soomaaliyeed, isagoo shiikhu dhan
kalana ugu duceeyey dhammaan
Shacabka Soomaaliyeed in uu
Ilaahay ka dul-qaado Colaadaha
iyo Abaaraha daashaday
Shacabka Soomaaliyeed.
Wuxuu kaloo Shiikhu Alle ka
baryey in uu Cadawga Soomaaliya
ku soo duuley ka qabto Ummadda
Soomaaliyeed ee masaakiinta ah.
Wuxuu shiikhu sidoo kale Alle ka
baryey in uu Ummadda Soomaaliyeed
iyo guud ahaan Ummadda Muslimiinta
ka aqbalo cibaadaadkooda,
sannadkaan kiise kalana ku
gaarsiiyo Horumar, Nabad,
Barwaaqo iyo caddaalad.
Shiikh C/risaaq ayaa ka codsadey
dhammaan shacabka Soomaaliyeed
in ay u guntadaan sidii nabad
waarta waddanka loogu soo dabaali
lahaa, loogana difaaci lahaa
cadawga Soomaaliyeed ee u soo
guntadey in ay waddanka
Soomaaliya qasaan.
ISHA: Xafiiska War-faafinta
ee Maamulka Ahlu-sunna Wal-jamaaca
ee goballada dhexe.
mustaqiimcom@hotmail.com

|

Macallim Maxamud Sh.Xasan
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca

Sh,Cabdulqadir Baajuuri

Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan

Sheekh Cali Nuur Cilmi

Sh: Maxamud Cali Waceys

Sh: Omar sh.mohamed farax
Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
ee g/dhrxe
|
|