Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


War-baahinta Mustaqiim oo munaasabadda Ciidul-adxada Akhristeyaasheeda u ballan qaadeysa in ay dar-dar gelin doonto Hawlaheeda war-baahineed


Dhammaan Madaxda iyo shaqaalaha War-baahinta Mustaqiim, waxay marka hore hambalyo ku aaddan Ciidul-adxada u dirayaan dhammaan akhrite-yaasha Webka Mustaqiim iyo dhageyste-yaasha Radio Mustaqiim, waxaana lee nahay sannadkaan kiise kale Barwaaqo, Horumar, Caddaalad iyo nabad ku gaara.
 
Bahda War-baahinta Mustaqiim, iyaga oo ka faa’iideysanaya Munaasabadda Ciidul-adxada, waxay u ballan qaadeysaa Akhriste-yaasheeda sharafta leh, in ay u soo bandhigi doonto warar iyo barnaamijyo-maalmeedyo kala duwan oo xiisa leh, oo aan rajaynayno in ay Akhrista-yaasha-yada siin doonaan Macluumaadyo ay ka Maqsuudaan.
 
Waxaan laban-laabi doonaa wararka-yaga, annagoo cuskanayna ilo-wareedyo xog-ogaal ah, waxaan kale oo idiin soo tabin doonnaa wareyso xiisa leh, anagoo dhanka kalana idiin soo bandhigi doonna Maqaallo, Faallooyin iyo Qormooyin xiiso leh oo, ka hadlaya waaqiciga Soomaaliya iyo Caalamka Guud ahaan ka jira.
 
Waxaan –Alle idinki- ka furan doonaa xarumo War-baahineed Dhammaan Goballada Soomaaliya oo dhan, si aysan idiin seegin wax wara.
 
Waxaan dhanka kale Akhrist-yaasha War-baahinta Mustaqiim iyo dhageyste-yaasha Radio Mustaqiim ka codsanaynaa, in aad noo soo gudbisaan wixii talo iyo tusmayn ah oo ku aaddan hawlaha War-baahineed ee Mustaqiim, haddii Alle yiraahdo Maamulka Mustaqiim tix-gelin weyn ayuu siin doontaa talooyinkiina.


 

 

 
Maamulaha War-baahinta Mustaqiim.com
 
mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe