Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


BAHDA MUSTAQIIM.COM OO HAMBALYO KU AADDAN CIIDDUL-ADXADA U DIREYSA DHAMMAAN SHACABKA SOOMAALIYEED


Madaxa, Tafatirha iyo dhamman shaqaalada War-baahinta Mustaqiim, waxay Habalyo ku aaddan Ciiddul-adxada u dirayaan Shacab weynaha Soomaaliyeeed meel kasta oo ay oga nool yihiin Caalamka.
 
Bahda War-baahinta Mustaqiim, iyaga oo ka faa’iideysanaya Maalinta Ciidda, waxay ilaahay ka baryayaan in uu Umadda Soomaaliyeed u gargaaro, kana dul-qaado musiibada ragaadisey oo, adduunyadii ka reebtey. Waxay sidoo kale Ilaahay ka baryayaan in uu ka dul-qaado Abaaraha, Colaadaha, Cudurrada, Ammaan-darida iyo dhammaan Musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa aadanuhu sababaan.
 
Waxay Dhammaan shaqaalaha Warbaahinta Mustaqiim sidoo kale Ilaahay uga baryayaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan in cibaadooda ka aqbalo, sannadkaan kiisa kalana ku gaarsiiyo Horumar, Nabad iyo Cadaalad.
 
Waxay Alle uga baryayaan Shacab weynaha Soomaaliyeed in uu sannadkaan kiisa kale ku gaarsiiyo Nabad, horumar, midnimo, barwaaqo iyo dawlad caddaalad ah oo, Diinta Islaamka sida ay tahay waddanka ugu dhaqda. Iyagoo sidoo kale Ilaahay ka codsatey in uu ka qabto waddanka Cadowga Islaamka ee mannaxa ah ee ka baayac-mushtara Dhiigga masaakiinta iyagu iskood u tabaalaysan.. AAMMIIM.


 

 

 
Bahda Mustaqiim.com
 
mustaqiimcom@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe