Quraan
Home | Saxiixul Muslim | Taysiir Musdalax | Tafsiir | | Muxaadro | Siiro | Naxwe
Picture links Our News & History Picture links

Qurans
BBC 04:00 AM
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00

Contect Us Qurans

Mustaqiimcom@hotmail.com


A Ahlusunna

Albaabuldiin

Nasrudiin

Nuuruliimaan

Shaaficiyah

Shariica

warsheekh

Allpuntland

Aminarts

bbcs omali

C

Calanka

D

Dayniile

G

Galgaduudpost

Galgaduud.net

Gedonet.com/

Gargaarka

H

Hiiraan

Hornafrik

j

jowhar

m

Mustaqiim

N

Nuuruliimaan

S

Shariica

Shaaficiyah

W

Warsheekh

Waagacusub

Wadanka
Qurans


Xaflaad aad loo soo agaasimay oo loogu dabaaldagayay malinta weyn ee ciidul adxaa oo ay soo qaban qabiyeen Culumaa udiinka Ahlusunna waljamaca ayaa lagu qabtay caasimada wadanka Ugaandha ee Kanbala.


Xafladaan oo aay ka soo qeyb galeen bulshada qeybeheda kala duwan ayaa waxa lagu fur furay takbiirta astaanta u ah iidaha .
 
Gudoomiyaha culumaa udinka ahlusunna waljamaca ee wadanka Ugaandha Sh, C/qaadir Macalim ibraahim(Suni) ayaa halkaas ka soo jediyay qudbad aad uqiima badneyd oo soo jiidatay dhaman indhaha dadkii ka soo qeyb galay xaflada.
 
Gudoomiye k/xigenka culumada Ahlusunna ee wadanka Ugandha Sh.Axmed Salaad aya asagana halkaas ka hadlay sheegayna in aay muhim tahay in la helo masjid weyn oo jamic ah oo lagu tukado saladaha ilahayna lagu caabudo ayna haboontahay in la iska aruursho qidmad masjidkaas lagu leg leego uguna baqay bahweynta Soomaaliyeed in aay qeyb libaxleh ka qadato dhisida masjidka inta ay kudanbeyso caqiidada wanagsan.
 
waxa kalo kamid ahaa culumadii halkaas ka hadashay Sh.C/fataax Maxamuud Guuled oo halkaas uga jawabay mas'alooyin ay weydiiyen culumadu dadkii ka soo qeyb galay xaflada kuna saab saneyd hadii ay is ku soo aadan ciida iyo jimcaha malawada tukanaa ayadoo dad badani ay mugdi uga jirtay mas aladaas ayuu shiikhu ka shaki bixiyay.
 
Gaban gabadii ayaa halkaas waxaa ugu duceeyay macalim ka weyn ee macalim Xasan kabacle oo kamid ah ma caliminta sida weyn looga yaqaan loogana tixgaliyo gayiga Soomaaliya macalimka ayaa ilahay uga baryay umada soomaliyeed in uu ka saaro dhibatada ay ku jiraan uguna badalo dawlad cadil ah oo aay hogaminayaan culumada dhabta ah ee Ahlusunna waljamacah.
 
waxaa kamid ahaa culumadii kasoo qeyb gashay xaflada.
 

gudoomiyaha ahlusunada kampala c/qaadir mucalim ibraahim suni 2-kuxigeenkiisa sh.axmad salaad gadiye
 
3-sh.xassan kabacle
 
4-sh.ismaacil shiikh ali raaraye
 
5-mucalim c/llaahi quuri
 
6-mucalim muxamad sandhere
 
7shiikh muxyadiin muxamuud
 
8c/qaadir guuleed
 
9-shiikh muxamad fandhe
 
10-sh,c/fataax muxamud
 
11-muxamad mucalim
 
12-saacid c/qaadir faarax
 
13-c/raxmaan nuuryare
 
14-shiikh nuurdaahir
 
15-mucalim muxamad suufi
 
16-mr.c/llahi shiikh nuur shiikh yuusuf
 
iyo kwo kale oo badan Qurans Qurans Qurans Qurans Qurans


 

 

 
By abass mohamed sheikh yusuf cabaaswadani@hotmail.com
 

 

 
Qurans

Qurans
Macallim Maxamud Sh.Xasan Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca
Qurans
Sh,Cabdulqadir Baajuuri
Qurans
Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan
Qurans
Sheekh Cali Nuur Cilmi
Qurans
Sh: Maxamud Cali Waceys
Qurans
Sh: Omar sh.mohamed farax Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca ee g/dhrxe